Wararka ka imaanaya gobolka KwaZulu-Natal ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in halkaasi dil iyo dhaawac loogu geystay laba ka mid ah muwaadiniiinta Soomaaliyeed ee dalkaasi u ganacsi tagay.
Burcad hubeysan oo u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa dishay Saadaq Axmed Xasan oo loo yaqiinay Saadaq British, waxaana sidoo kale...
Puntland ayaa bilowday abaabulka qabaa’ilada ku dhaqan gobolka Bari, gaar ahaan dhulka ku teedsan deegaanka Calmiskaad, si ay uga qayb qaataan dagaalka ka dhanka ah ururka Daacish.
Qabaa’ilada ku nool tuulooyinka bariga fog ee gobolka Bari ayaa la sheegay inay saamayn ku yeelatay joogitaanka iyo galaangalka ururka Daacish ee deegaannada...
Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa bilaabay kulamo ay ku doonayaan in xal waara looga gaaro colaadda u dhexeysa labo beelood oo kasoo kala jeeda labada dhinac, kuwaas oo ku dagaalamay degaano ku yaala galbeedka Mudug.
Dagaalladan ayaa sababay khasaare naf iyo maalba leh, iyadoo labada maamul ay ku guulaysan waayeen...
Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu wadaa in aas qaran loogu sameeyo askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee dhawaan lagu dilay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Meydadka askarta oo tiro ahaan gaaraya ilaa 6 askari oo mudo todobaad ka badan ku jiray Firin jeer...
Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sheegtay in ay dib u eegayso heshiiskii is-fahan ee ay xukuumaddii hore la gashay Itoobiya, isla markaana ay sii wadi doonto haddii uu isku dheelitirayo danaha labada dhinac.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo la kulmay Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada, isla...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, Raysal Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa digniin culus ka soo saaray xaraashka dhulkii danta guud ee dowladda.
Waxay dowladda ku eedeeyeen inay joogto ka dhigatay barakicinta danyarta, ku dul habsiga xarumo waxbarasho iyo kuwo daryeel caafimaad, iyagoo...
Dowladda Taliban ee madaxda ka ah Afghanistan, oo ku caanbaxday soo saarista amarro isdaba joog ah oo dumarka khuseeya, ayaa go'aamisay in la awdo daaqadaha dhismayaasha ku yaalla xaafadaha shacabku deggan yihiin si raggu aanay u arag dumarka bilaa xijaabka ah.
Dowladda ayaa amartay in dhismayaasha dhaadheer ee xaafadaha ku...
Dowladda Itoobiya ayaa maanta Jimce ah shaacisay in ay la shaqeyndoonto howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya AUSSOM, kaasoo uu dhawaan meel mariyay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay.
Soomaaliya ayaa hore u sheegtay in ciidamada Itoobiya aanay ka qaybqaadan doonin howlgalkan sababo la xidhiidha xidhiidhka labada dal oo xumaaday, ka dib...
Ra'iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiyi Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada Godey ee dowlad Degaanka Soomaalida, Wafdigan ayaa waxaa Godey kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar iyo masuuliyiin kamid ah xukuumaddiisa.
Ra'iisal Wasaaraha ayaa la sheegay inuu Godey u yimid si uu usoo indha-indheeyo mashaariicaha...
Soomaaliya ayaa dib u eegis ku sameyneysa go’aankeedii ahaa in ciidamada Itoobiya laga saaro howlgalka nabad ilaalinta ee AUSSOM, taasi oo muujineysa isbedel weyn oo dhanka diblomaasiyadda ah ee u dhaxeeya labada dal.
Wasiirka gaashaandhigga Itoobiya Caa’isha Maxamed oo Khamiistii soo gaartay magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay ka qeyb galka...


















