Howlgalka Africom ayaa shaaciyay in weerar dhinaca cirka ah oo ay codsatay dowladda Soomaaliya lagu dilay 10 ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab.
Weerarkan ayaa ka dhacay deegaanka Beer Xaani oo 35 km waqooyi galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo, Jubbada Hoose.
War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in weerarkaan oo dhacay Dec. 31, 2024, uu...
Xaaska fanaanka Dayax Dalnuur Farxiya Cabdirixiim ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho sida ay inoo xaqiijiyeen eheladeedi, marxuumada ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxa ay ku xanuunsanaysay isbitaal ku yaala magaalada Muqdisho.
Maalmihii ay ku jirta isbitaalka fanaanka ayaa barta uu ku leeyahay Facebook waxa uu shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in...
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa shaaca ka qaaday in ajaanib katirsanaa kooxda Daacish ay isku soo dhiibeen gacanta maamulka Puntland.
Wasiirku wuxuu sheegay in ay socdaan qorshayaal dalalkooda loogu celinayo ajaanibta isa soo dhiibtay, iyadoo arrintaas ay kala shaqeynayaan hay’adaha socdaalka sida IOM iyo Bisha Cas.
Maxamuud Caydiid Dirir...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta ka hadlay hadal hayn weyn oo ka dhalatay in Maamulka Puntland uu laba cagaf kaliya kaga soo aaday Mashruuca ka Soo Kabashada Qalalaasaha, Dhibtaada ee Soomaaliya (SCRP) ee uu maalgeliyo Bankiga Aduunka.
Wasiirka waxa uu shaaca...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu dhawaan ugu tago magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan siduu xal ugu heli lahaa tabashada dadka reer Hiiraan ay ka qabaan maamulka Hirshabeelle.
Magaalada Baledweyne oo haatan ay ku sugan yihiin mudo dhowr cisho ah masuuliyiin sar sare oo...
Qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Jubaland ayaa ku eedeeyay Dowlada Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Xafiiska Madaxweynaha iyo kan Ra’iisul Wasaaraha waxa ay ku tilmaameen shirqoolo iyo abaabulada ay ka wadaan xuduuda dheer ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya.
Bayaan ay si wada...
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed oo ku sugan magaalada Baledweyne ayaa Odoyaasha dhaqanka gobolka Hiiraan kala hadlay xal u helista dhibaatooyinka laga dhexlay amni darrada iyo Isbaarooyinka.
Wasiir Daahir Shire ayaa Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan u sheegay in si deg deg loogu baahan yahay...
Maamulka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool iyo Saraakiisha Ciidamada ee ku sugan Degmadaas ayaa si wadajir ah waxa ay u sheegeen in muddo hal sano ah aysan wax xaquuq ah helin Ciidamada Booliska iyo Nabad sugida degmadaas, hayeeshee si mutadawacnimo ah ay u ilaalinayeen amniga degamdaas.
Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada...
Ku dhawaad 100 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa cambaareeyay go'aan Ganacsade Ajnabi ah loogu xiray dhoofinta Xoolaha.
Xildhibaanada ayaa ku andacoonaya eedna ujeediyay in Madaxweynaha uu xuquuq gaar ah siiyay Ganacsade Ajnabi ah, isagoo si hufan u dhinac maray ganacsatadii Soomaaliyeed ee taariikhda ku lahaan...
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhigoodii 9-aad ee kal-fadhiga 10-aad si rasmi ah u ansixiyay 19 wasiir oo ka tirsan xukuumadda cusub, kuwaas oo helay aqlabiyadda codadka xildhibaanada.
Wasiirada la ansixiyay waxa kamid ah Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta JSL, Md. Axmed-Yaasiin Sh. Cali Ayaanle, oo helay 65 cod, iyo Wasiirka...


















