Wednesday, September 9, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wadahadalo ayaa u furmay Khatumo iyo Somaliland. Khatumo ayaa madaxweynaheeda Cali Khaliif Galeyr uu u xaqiijiyay arinkaa warbaahinta. Somaliland ayaa gooni isu taagtay sanadkii 1991 kadib markii dawladii dhexe ee Soomaaliya ay burburtay. Si kastaba wax aqoonsi ah maysan ka helin beesha caalamka min waqtigaa ilaa iyo hada. Waxaa muran uu...
Shir jaraa'id oo Maanta uu Muqdisho ku Qabtay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban ee Somalia, Avv. Cumar Maxamuud C/lle (Dhagey), ayuu ku shaaciyay Jadwalka qaabka ay u dhacayso doorashada lagu wado inay sannadkan ka dhacdo Soomaaliya. Avv. Cumar Dhageey, ayaa sheegay in doorashada xubnaha aqalka sare ay dhici doonto 25-ka bisha...
Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Midowga Yurub, Cali Siciid Faqi oo dhawaan soo gaaray magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, ayaa Waxba kama jiraan ku Tilmaamay Warar la baahiyay oo ahaa in Saafaaradda Somalia ee Belgium ay Dad Ajaanabi ah Siisay Baasaboorka Soomaaliya, waxaase safiirku uu arrintaas ku...
Waxaa Hotel Kempinski ee magaalada Jabuuti ka furmay Kulankii Shanaad ee Golaha Ganacsiga iyo Maal-gashiga Soomaaliyeed, kaasoo socon doona mudo labo casho ah, waxaana ka qayb-galaya Ganacstada Soomaaliya kuwooda ugu waaweyn. Ganacsatada ka qeyb gashay Shirweynaha Golaha Ganacsiga iyo Maal-gashiga Soomaaliyeed ayaa waxay ka kala yimaadeen Dalka isu taga Imaaraadka...
Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka Somalia, ayaa lacag u soo direy nin Magaciisa la yidhaa Cabdalla oo Xanuunka Dhimirka haya oo ku nool magaaladda Burco ee gobolka Togdheer. Golaha Wasiirada Dowladda Fadaraalka Somalia, ayaa lacagtaan ku soo Hagaajiyay Wariye C/maalik Coldoon oo ah wariyaha soo bandhigay ninkan maskaxda ka xanuunsayo oo...
Ayadoo waqtigu uu isasii dhimaayo ayaa haatan waxaa loo qabtay 7da Nofeembar in la qabto doorashada madaxweynenimada Soomaaliya. Maalintaa ayaa waxaa shaaca ka qaaday in doorashadaa la qaban doono Guddiga Hoggaanka Qaran ee NLF. Maalintaa ayaa 275 xubnood oo ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya waxay dooran doonaan madaxweynaha 9aad...
Kulan balaaran oo maanta ay ku yeesheen Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Xarunta xisbiga daljir ee magaaladan muqdisho ayaa waxaa lagaga hadley xaaladda kala guurka dalku marayo. Kulanka oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha isbaheysiga xisbiyada siyaasadda MD cali Timajilic ayaa waxaa ka hadley madax fara badan oo isbaheysiga ka mid ah,waxeyna...
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay, Saddex ruux oo kalena way ku dhaawacmeen, kaddib markii xalay saqdii dhexe lagu garaacay madaafiic Xaafado ka tirsan magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay. Madaafiicdan oo hoobiyeyaal ahaa, ayaa waxay intooda badan ku dhaceen Xaafadda Wadajir oo ku dhaw Garoonka Diyaaradaha Baydhabo, iyadoo tiro...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Dib ugu soo laabtay Muqdisho, kaddib markii uu magaalada Addis Ababa kaga soo Qayb-galay Shir-madaxeedkii waddamada xubnaha ka ah ururka IGAD, isagoo sheegay in shirka Madaxeedka IGAD lagu qaban doono Muqdisho. Xasan Sheekh ayaa sheegay in Go'aannadii Kulankaas kasoo baxay ay ka mid...
Shirka Madasha ayaa Muqdisho weli uga socda Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka Somalia iyo Maamul-goboleedyada Somalia, iyadoo la rajeynayo in berri uu soo xirmo. Illaa hadda waxaa horumar laga gaaray Arrimaha la xiriira dadajinta arrimaha Doorashada lagu wado inay Sannadkan dalka ka dhacdo, sida meel-marinta Miisaaniyada Doorashada, hannaanka mataaladda Aqalka Sare ee...