Maxaad Kala Socotaa Musuq Maasuqa Iyo Ribada Ka Jirta Bangiga Dahabshiil Faraceeda Tripeano.

0
514

Sida Ay Noo Sheegeen Ganacsato Farabadan Oo Xiriir La Leh Bangiga Caalamiga Dahabshiil Laanta Tree Piano In Uu Ka Jiro Musuq maasuq Iyo Wax Isdaba marin Lagu Sameeyo Dadka Soo Codsada maal Gashiga.

Waxaan isa Soo Taraya Cabashada Dad Sheegaya In La Weydiistay Lacago laaluush Ah Iyo Dulsaar ka Dheeri ah Habka Maalgashi Ee U Degsan Bangigaasi

Iyadoona Ay Dadka Qaar Sheegayaan In Arinkaasi Ay Masuul Ka Yihiin Labada Nin Ee Lagu Kala Magacaabo Xalane Oo Agaasimaha Bangiga Dahabshiil Laanteeda Tree Piano Iyo Agaasimaha Maalgashiga Oo Isagana Lagu magacaabo Aadan Deex.

LASOCO MAALMAHA SOO SOCDA WARBIXIN LA XIRIIRTA MUSUQA IYO WAX ISDABA MARINTA AY SAMEEYAAN SHAQSIYAADKAASI AAN KOR KUSOO XUSNAY.