Wednesday, September 9, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Xisbiga haya talada Waddanka Koonfur afrika ANC, ayaa qirtay in looga adkaaday Doorashooyinkii Dowladaha Hoose ee ka dhacay magaalada Port Elizabeth, iyagoo ay lumiyeen Codadka Tageerayaal xoogan uu xisbiga ku lahaa 22-kii sannadood ee ugu dambeeyay balse hoggaanka xisbiga waxay sheegeen inay isha ku hayaan natiijooyinka ugu dambeyn soo...
Shirka wada-tashiga doorashooyinka dalka ayaa wali socda, iyadoo aanay wax natiijo ah kasoo bixin, waxaana wararku ay sheegayaan in maanta aanay madaxda shirin oo ay nasanayaan, waxaana la isku soo laaban doonaa berri oo Sabti ah. Qodobada aadka la isugu hayo ayaa waxaa ka mid ah; in doorashada dib loo...
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, halkaasoo uu uga Qayb-galayo Shir-madaxeedka Urur-goboleedka IGAD. Kulanka madaxeedka IGAD, ayaa waxaa looga hadli doonaa Arrimaha Waddanka Koonfurta Suudaan iyo Doorashooyinka ka dhacaya Soomaalia Sannadkaan lagu jiro daba-yaaqadiisa. Amniga Waddooyinka Muqdisho ayaa...
Waxaa weli ka socda Muqdisho Shirka Madasha Wada-tashiga oo saddexdii bishaan ka furmay madaxtooyada Somalia, kaasoo la filayay in xalay lasoo gaba-gabeeyo. Hoggaamiyaasha Madasha Qaranka ee Muqdisho ku Shirsan, ayaa weli ka doodaya Waqtiga Rasmiga ah ee ee la qabanayo doorashada Soomaaliya ee Sannadkan 2016-ka dhacaysa. Dhanka kale, Warar kala duwan...
Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga Dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa mar kale ka hadlay Arrimaha Islaamka iyo Qoxootiga Mareykanka ku nool oo ay Soomaalidu ka mid tahay ku tilmaamay kuwo khatar ku ah ammaanka guud ee Mareykanka. Trump ayaa hadalkan ka sheegay magaalada Portland, Maine oo uu dad badan kula hadlayay. Isagoo...
Maanta ayaa la filayaa in Muqdisho uu ka furmo shirka madasha wada-tashiga Qaranka, taasoo isugu imaanayaan dhammaan hoggaamiyyaasha Soomaalida, waxaana go'aan looga gaarayaa xilliga ay dhacayso doorashada madaxnimo ee sannadkan 2016-ka. Shirkaan, ayaa waxay madaxdu uga doodayaan qodobbo dhawr ah, iyadoo la filayo inay go'aan ka gaaraan xilliga doorashadu dhacayso,...
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Afrika iyo Bariga Dhaxe Tobias Ellwood ,kaasi oo u yimid Somaliya sidii uu ula kulmi lahaa madaxda dalka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka guddoomay Wasiirka dhambaal uga yimid Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Ingariiska ,waxaana...
Ciidamada Kenya ee KDF ayaa sheegay in haatan ay xarakada Al-Shabaab si qasab ah ku askareynayso dhallinyarada Kenya si ay ugu dagaalamaan gaar ahaan dhillinyarada kunool gobolka Xeebta ee Kenya. Taliyaha ciidamada KDF, Jeneraale Samson Mwathethe ayaa sheegay in dhallinyaradu haatan aysan jecleyn inay kubiiraan xarakada Al-Shabaab balse Al-Shabaab ay...
ayaa xaqiijisay in mid ka mid ahaa shaqaalaheeda dhawaan uu ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho. Ninkaa oo dhallin yaro ahaa sidoo kalena ahaa Soomaali ayaa wuxuu ku dhintay qaraxyadii lagu weeraray xarunta QM ee u dhow garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee Muqdisho. Axmed Maxamed Xassan ayaa ku dhintay...
Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa shalay ku eedeeyay Reer Galbeedku inuu taageerayay afgambigii dhicisoobay. Erdogan ayaa weerarkaa ba'an ee afka ah ku qaaday gaar ahaan dalalka Reer Galbeedka ee gacan saarka la lahaa dalkiisa. Wuxuu sheegay in ay taageereen argagax iyo dadkii soo maleegay shirqoolkii kursiga looga tuurayay...