Monday, September 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Isbitaalka tacliimiga ah ee Jaamacadda Banaadir oo ku yaalla degaanka KM13 ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah u howlgalay, iyadoo xaflad Furitaanka Isbitaalka lagu daahfurayna lagu qabtay xarunta Isbitaalkaas. Waxaa munaasabadan ka qeyb galay maamulka Jaamacadda Banaadir, dhaqaatiir, arday, Xildhibaano iyo mas’uuliyiin ka kala socday heyaddo ay ka...
Xoogag taabacsan Al-shabaab, ayaa goor-dhaw ku Qadday weerar culus Saldhigyo ay ciidamada Degmada FS ku leeyihiin degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose. Weerarkan ayaa ku billowday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo lagu dhuftay mid ka mid ah saldhigyada ay ciidanka dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin Afgooye,...
Laanta Socdaalka Iyo Jensiyadaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Oo Ah Ilmohiim U Ah Dadka Soomaaliyeed Gudaha Iyo Dibadaba Ayaa is Badal Laga Dareemayaa Tan Iyo Intii Xilkaas Loo Dhiibay Cornel Maxamed Aadan Koofi Waxaan Hada Laga reestay Caqabado farabadan Oo Ay La Kulmi Jireen Dadka Dalka Kusoo Laabta Iyo Kuwa...
Ra'iisul Wasaaraha Wadanka Ciraaq Haider Al Abadi, ayaa shaaciyay inuu billowday Duullaanka ka dhanka ah Kooxda ISIS/DAACISH, kaasoo qorhuhu yahay in looga saaro Magaalada labaad ee ugu weyn waddankas ee Mosul. Haider Al Abadi oo Duullaanka Saqdii dhexe ee xalay ka sheegay telefishinka Qaranka dalkiisa, wuxuuna xusay in la gaaray...
Maamulka Baardheere ayaa amar ku bixiyay in xaasaska Al-Shabaab ay ka baxaan magaaladaa. Maamulk magaaladaa ayaa sidoo kalena sheegay in loo baahan yahay in taageereyaasha kooxda Al-Shabaab ay iskood uga baxaan magaalada. Wuxuu maamulku sheegay in loo baahan yahay in dadkaasi ay magaaladaa uga baxaan si iskood ah muddo 7...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir oo ka jawaabayay hadalkii beesha calaamka ee ahaa inaan liiska xubnaha Aqalka Sare lagu soo darin shaqsiyaad taariikh ku leh colaado iyo dambiyo, ayaa sheegay in Qaramada Midoobay aysan xaq u laayn inay yiraahdaan liiska ha laga saaro Muwaadin Soomaaliyeed oo lasoo...
Shugraan Xuseen Guure oo ah Xildhibaanad laga soo doorto Deegaanka Gaarisa ee Gobolka Waqooyi-bari - Kenya ayaa kulan aad u balaaran oo lagu taageerayo waxqabadeedii iyo doorashaeeeda lagu qabtay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota. Xubnaha Jaaliyadda Gobolka Waqooyi-bari dalka Kenya ayaa iyagu kala yimi gobolo kala duwan ,waxayna aad u...
Qaramada Midoobay, Ururka Goboleedka IGAD, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Itoobiya, Talyaaniga, Boqortooyada Britain, Sweden iyo Maraykanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay in xubno taariikhda ku leh colaado, falal-dembiyeedyo iyo argagixisnimo lagu soo daro Liisaska Musharraxiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka - ee ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah madaxda...
Dagaaladii dhawaan ku dhexmaraayay Puntland iyo Galmudug Gaalkacyo ayaa saamayn ballaaran ku yeeshay ganacsiga iyo waxbarashada magaaladaa. Iskoolo badan iyo goobo ganacsi oo badan ayaa xiran wali ayadoo wali arday badan iskoolada aysan xaadirin. Macalimiinta iyo maamulada macaahiida waxbarasho ayaa wali cabsi ka qaba in dhibaatooyin kale ay dhacaan. Dad badan...
Waxaa Caawa Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellada Dhexe kusoo Gunaanadmay khudbadihii musharraxiinta Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee maamulka Hir-Shabeelle ay ka hor-jeedinayeen Xubnaha Baarlamaanka Maamulkaas, iyadoo berri oo Isniin ah lagu wado inay dhacdo doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. Khudbadaha Musharraxiintu ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir-u-dowlaha Maaliyadda Xukuumadda...