Labo dhul gariir oo is xigay ayaa ku dhuftay dalka Talyaaniga qeybo ka tirsan.
Bu'da dhul gariirkaa ayaa ah magaalada Macerata ee gobolka Marche ee bartamaha Talyaaniga. Ilaa dhowr boqol oo qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen dhul gariirka.
Dhulgariiradaan ayaa dumiyay dhismeyaal badan oo ku yaalay magaaladaasi Macerata....
Tababar sare loogu qaadayo aqoonta iyo adeega ay bulshada u hayaan hawlwadeenada iyo shaqaalaha Madaarka Aadan Cadde Airport ayaa maanta lagu soo gaban gabeeyey gudaha Airporka,kaa oo socdey muddo sadex cisho ah.
Taliyaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha G/sare Maxaned Aadan Jimcaale Koofi oo tababarka furey soona xirey ayaa xubnihii tababarka...
Ciidamada dalka Itoobiya ayaa saakay isaga baxay Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, iyadoo markiibana ay la wareegeen xoogag Al-sabaab ka tirsan, sida ay sheegeen Madax Maamulka Koonfur-galbeed ka tirsan.
Wararka ayaa sheegaya Ciidanka Itoobiya oo ka mid ah Hawl-galka AMISOM ayaa waxay u bexeen jihada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool,...
Jaamacadda Bariga ayaa maanta heshiis isugu jiray is-afgarad iyo iskaashi la saxiixatay jaamacadda Kampala University ee dalka Uganda ka dib kulan maanta lagu qabtay xarunta East Africa ee magaalada Bosaaso.
Madax ka tirsan Jaamacadda Bariga Afrika iyo wakiilo matalayay KU ayaa ka soo qayb-galay shirkii heshiiskan lagu kala saxiixanayay, waxaana...
Xukuumadda Gambia, ayaa ku dhawaaqday inay ka baxayso Maxkamada Dambiyada Aduunka ee ICC oo xarunteedu tahay Magaalada Hague, iyadoo Dalka Gambia uu noqonayo waddankii saddexaad oo Afrikaaan ah oo ku dhawaaqa inuu ka baxayo Maxkamaddan.
Dowladda Gambia, ayaa ku Tilmaantay Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC, mid u taagan dacwad kusoo...
Dagaal-yahano ka tirsan ururka Daacish ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Qandala ee gobolka Bari , iyadoo uusan jirin wax dagaal ah oo ka dhacay degmada markii ay soo galayeen kooxdan.
Gudoomiyaha degmada Qandala Jaamac Maxamed Kuurshe oo la soo xiriiray warbaahinta gudaha ayaa sheegay in dagaal-yahanadan oo...
Kulan looga hadlaayay Islam nacaybka kubadanaya dalkaan Maraykanka & gaarahaan dhacdadii magaaladda Kansas Garden City too aheyd in laamaha amniga gobolkaas ay qabteen 3 nin oo lagu eedeeyay inay qorsheenayeen inay qarxiyaan dhismo kakooban masjid iyo degaan isku dhex yaal oo ay leeyihiin Soomaalida magaaladaa, kulankaan oo ay soo...
Waaxda nabadsugidda Jubaland ee gobolka Gedo ayaa sheegtay in dowladda Kenya , gaar ahaan maamulka degmada Mandheera ay ku wargeliyeen xog ay heleen oo ku saabsanayd in kooxo ka tirsan Shabaab iska soo abaabuleen deegaano hoostaga degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo.
Taliyaha nabadsugidda gobolka Gedo Cali Xasan Deer oo la...
-Waxaa Nairobi dalka Kenya lagu qabtay siminaar labo maalmood ahaa oo looga hadlaayay manhajka waxbarashada Soomaaliya ee dagaalka sokeeye kadib.
Siminaarka ayaa waxaa maal galiyay ururka midowga Yurub. Waxaa ka soo qeyb galay hayadaha waxbarasho ee Soomaaliya.
Sidoo kale ayaa waxaa siminaarkaa kasoo qeyb galay khubaro qaabilsan waxbarashada iyo masuuliyiin kale...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga Mudane Daahir Maxamud Geelle oo ay la socdaan ku xigeenkiisa mudane Saalim Macow Xaaji iyo Xoghayaha 3aad Mudane Cabdullaahi Ibraahim Aadan ayaa garoonka militeriga ee Boqor Salmaan ee magaalada Riyadh ku soo dhoweeyey dadkii ku dhaawacmey qaraxyadii kala duwanaa ee waayahan dambe...


















