Maxkamad ku taal Minnesota dalka Mareykanka oo xukun ku ridey sadex dhalinyaro Soomaali ah.

0
514

Maxkamadda Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, ayaa Xukunno ku Ridday Saddex Dhallinyaro Soomaaliyeed ah, oo lagu kala Magacaabo; C/llaahi Yuusuf, C/risaaq Warsame iyo Zakariye C/raxmaan, kuwaasoo lagu helay dambiyo la xiriira inay doonayeen inay ku biiraan kooxda Daacish.

warsom2011@gmail.com

beccosalaam-banktabaarak

HADABA DAAWO MUUQAALKAN:-