Sunday, September 6, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Agaasimaha Facebook Mark Zuckerberg ayaa shaaciyay tillaabooyin looga hor tagaayo wararka been abuurka ah ee bartaa dadka qaarkii ay ku baahiyaan. Mark Zuckerberg ayaa sidaa sheegay shalay Sabtidii ayadoo dhawaan Barack Obama sheegay in wararka aan saxneyn ee lagu baahsho baraha bulshada ay dhibaato ku yihiin hayadaha dimoqraadiga ah. “Xog aan...
Hanti dhawraha qaranka ayaa warbaahinta u sheegay in doorashada Soomaaliya aysan si sax ah u socon.   Hanti dhawraha qaranka Nuur Jimcaale Faarax ayaa sheegay in laaluush codadka lagu kala gadanaayo. Wuxuu sidoo kale Mr. Nuur Jimcaale sheegay in caga jugleyn iyo rabsho kujirto doorashada.   Wuxuu sheegay in codeeyeyaashu u codeynayaan qofkii...
Ra´iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharmarke, ayaa ku Guuleystay inuu kala qaado Ciidamada Labada Maamul ee Galmudug iyo Puntland, kuwaasoo isku hor-fadhiyay in muddo ah xaafado ka tirsan Gaalkacyo. Sharma’arke oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ayaa heshiis kala dhex dhigay hoggaamiyeyaasha labada dhinac, waxayna...
Guddiga Doorashada Dadban oo Maanta soo saaray War-saxaafadeed ayaa ka muujiyay Walaac shaqaadii khasaaraha dhalisay ee ka dhacday degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe. AKHRISO: Bayaanka Guddiga Doorashada uu kasoo saasay Shaqaaqadii Jowhar;
Ciidamada Booliiska Gobolka Sool, ayaa Gacanta ku dhigay maanta laba dambiile oo ay baadi-goobugu jireen sidii loosoo xiri lahaa, kuwaasoo laba shil ka geystay magaalada Laascaanood ee xarunta Gooblka Sool. Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka, Ibraahim  Jaamac Daad ayaa WARSOM u xaqiijiyay in ay soo qabteen dambiilayaal lagu kala magaaabo, Ciise...
Dowladda Britain ayaa soo magacawday safiir cusub oo wakiil uga noqon doona Soomaaliya, waxuuna badali doonaa safiirkii hore ee UK u fadhiday magaalada Muqdisho. Safiirka cusub ee hadda lasoo magacaabay ayaa ah siyaasi si weyn looga yaqaan dalka UK, waxaana uu kasoo shaqeeyay dalal badan oo ku yaala caalamka. Safiirka cusub...
Ciidamada AMISOM ayaa sheegay inay dileen 6 dabley ah oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Ciidamada AMISOM ayaa waxaa ay sheegeen inay hawl gal ku dileen dableydaa ayagoo kaashanaayay ciidamada dawlada Soomaaliya ee SNA.  Shalay Jimcihii ayaa AMISOM ay shegeen inay dileen dableydaa meel u jirta 35km Kismaayo. AMISOM waxay sidoo kale sheegeen...
Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiiid Cali Sharm'arke ayaa ugu baaqay dadkii ka barakacay dagaalladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo in ay dib u soo guryo noqdaan, kaddib markii maalintii shalay la kala qaaday ciidammadii isku hor fadhiyay agagga dagaalka. “Waxaa ku wargalineynaa dadkii ka barakacay dagaalladii halkan ka barakacay...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in saakay halkaa ka socto qaban-qaabada wajigii labaad doorashada xubnaha aqalka hoose, kaddib iska horimaad ka dhashay muran la xiriira doorashada oo halkaa halkaa ka dhacay. Guddiga doorashada ayaa ku howlan siddii laga yeelli lahaa kursiga khilaafku ka dhashay, oo musharixiintii ku...
Waxaa maanta wadda hadallo muddo dheer socday kaddib lagu guuleystay in la kala qaado ciidammadii ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo ee dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug. Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm'arke oo kaashanaya guddiyo ka kala socday labada dhinac ayaa siweyn isugu howlay siddii loo kala qaadi lahaa...