Bixinta shahaadada xildhibaanimo oo gudiga Doorashada dadban sheegeen in ay billaabeen,

0
550

Guddiga doorashada dadban ee Somalia ayaa Maanta shaaciyay in la billaabay bixinta shahaadooyinka iyo Aqoonsiyada Xildhibaannimo, iyagoo xusay in shahaadooyinka la siin doono xildhibannada