Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Maanta ku naf waayey qaraxyadii khasaaraha badan geystay ee ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Madaxweyne Xasan ayaa sidoo kale u rajeeyey dadka dhaawacyadu ay ka soo gaareen qaraxyadaii Maanta in...
Taliyaha ciidanka Booliiska magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan labo Xidigle Bashiir Xuseen Jimcaalle ayaa kusoo rogay Magaalada Baladweyne Bandow soconaya mudo 24 saacadood ah.
Taliyaha oo warbaahinta kula hadlay goordhaw gudaha magaalada Baledweyne ayaa ugu baaqay dadka shacabka ah iney guryahooda joogan, maadama laga cabsi qabo weeraro kale oo...
Raysal wasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shir guddoomiyay shir deg deg ahaa oo looga hadlaayay amniga, kaasoo diirada lagu saaray xaalada magaalada Baledweyne oo Maanta ay ka dhaceen sadax qarax oo Ismiidaamin ah oo geystay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed oo baaxad weyn.
Kulanka...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi ay ka dhaceen laba qarax oo Ismiidaamin ah, islamarkaana is xigxigay oo jugtooda laga maqlay guud ahaan xaafadaha magaalada Baledweyne.
Labada qarax ayaa lasoo sheegaya in loo adeegaaday laba baabuur oo mid ka mid ah...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuuusf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in ciidamada sirdoonka ay la wareegeen shan guri oo u kiraysnaa shabakad katirsan kooxda Alshabaab.
Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in guryahan lagasoo saaray hub nuucyadiisa kala duwan leh. Sidoo kale wuxuu sheegay inay Alshabaab u adeegsan jireen qaab...
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka batroolka Soomaaliya, C/risaaq Cumar Maxamed ayaa u ambabaxay dalka Koonfur Afrika si uu uga qaybgalo toddobaadka shidaalka Afrika.
Shirka todobaadka shidaalka Afrika oo isniinta maanta ah ka billaaban doona magaalada Cape town ayaa waxaa kasoo qeyb gali doona go'aan gaarayaasha tamarta ee dawladaha, shirkadaha tamarta caalamiga...
Markab u kireysan Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada Adduunka (WFP) ayaa soo gaaray dekadda Chornomorsk ee Badda Madow ee Ukraine.
Markabkaan ayaa wuxuu Soomaaliya geyn doonaa Qamadi Yukreeniyaan ah, sida ay sheegtay wasaaradda kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka Ukraine.
Ukraine ayaa horay ugu rartay sarreenkeeda dalalka Itoobiya, Yemen iyo Afgaanistaan iyadoo...
Dowladda Soomaaliya ayaa todobaadkii hore xaqiijisay wararka sheegaya in diyaaradaha hubeysan ee ay soo saarto Turkiga ee Bayrakh dar oo xiriir la leh qoyska Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ay hadda ka howlgalaan Soomaaliya.
Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlay dood ka dhacday Muqdisho ayaa sheegay in...
Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa sheegay in anay jirin sabab sharci oo mudada loogu kordhiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, isagoo sheegay in ay dhacday muddo kordhin aan laga wada tashan.
Guddoomiyaha xisbiga Faysal Cali Waraabe, oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa, sheegay in doorashada madaxtooyada dib loo dhigi karo...
Xisbiga Waddani ayaa gabi ahaanba kasoo horjeestay go'aankii ay Golaha Guurtida Somaliland mudada 2-da sanno ah ugu kordhiyeen muddo xileedka madaxweyne Biixi.
Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa, ayaa sheegay in go'aanka golaha guurtidu aanu sharciyad ku taagnayn, isla markaana anay aqbalayn.
"Waxan...


















