Saturday, April 18, 2026
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa cambaareeyay weeraradii qaraxyada Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Baledweyne ee sababay khasaaraha kala duwana ee dhimashada, dhaawaca iyo burburka hantiyadeed geystay oo ay masuuliyadiisa sheegatay Kooxda Al-shabaab. Weeraradaasi oo ahaa sadax qarax oo Ismiidaamin wada ahaa ayaa waxaa ku geeriyooday ku...
Dad ayaa u dhintay qaar kalena isbitaalada ayaa loo dhigay kadib markii ay xumada dengue fever, oo ay kaneecadu faafisaa, ka dilaacday deegaanada Somaliland. Yaasiin Maxamed Cabdillaahi Wacays, oo xumada u jiifa Isbitaalka Adna Aadan, ayaa VOA u sheegay in xumadu ay dhiig la'aan sababayso, isla markaana markasta oo la...
Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa wiilkiisa ka ceyriyay taliyaha ciidamada lugta ee dalkaas, kaddib markii uu bartiisa Twitter-ka ku soo qoray hanjabaad uu ku sheegay inuu ku qabsanayo caasimadda dalka  Kenya, taasoo walaac ballaaran ku beertay bariga Afrika. Lt Gen Muhoozi Kainerugaba, ayaa bilihii la soo dhaafay caro ka dhex...
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka qeyb galay shirka todobaadka Shidaalka Afrika oo lagu qabtay magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika. Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay dawlado, shirkado shidaal oo heer qaran iyo heer caalami ah, sahmiyayaal madax-banaan, maalgashadayaal,...
Soomaaliya ayaa kaalinta labaad ka gashay tartanka caalamiga ah ee Qur'aanka Kariimka ah ee dalka Turkiga. Cabdiwahaab Qaasim Axmed oo ku tartamay soddonka jis ayaa galay kaalinta labaad. Soomaalida ayaa safka hore kaga jirta dadka kaalmaha sare sannadkasta ka gala tartamada Qur'aanka, taasi oo muujinaysa sida ay ugu wanaagsan yihiin...
Taliska ciidanka Maraykanka ee Afrika ayaa ka hadlay duqeyn cirka ah oo lagu qaaday Al-Shabaab, taasoo ka dhacday meel u dhow degmada Jilib, oo qiyaastii 370 KM dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan Muqdisho. Qiimeynta bilowga ah ee taliska Maraykanka ayaa ah in duqeynta lagu dilay horjooge ka tirsan Al-Shabaab iyo...
Ururka Alshabaab ayaa deegaanka Masaajid Cali Guduud ee gobolka Shabeellada dhexe ka bilaabay inay abaabulaan oo hubeeyaan qabaailka, si ay dagaal ugala hortagaan ciidanka dowladda ee ku wajahan dhulka uu Shabaabku haysto. Warbaahinta ku hadasha afka Alshabaab ayaa lagasii daayay sawirro iyo muuqaallo laga soo duubay dad lagu sheegay inay...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta deegaankaasi ay dib ula wareegeen ciidanka dowladda oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda. Ciidamadii Al-shabaab ee ku sugnaa deegaanka Yasooman saacadahii lasoo dhaafay ayaa markale isaga baxay deegaanka iyagoo aanan wax dagaal ah kala...
Dowladda Soomaaliya ayaa gobolka Shabeeladda dhexe ka billowday guluf dagaal oo ka dhan ah Alshabaab. Xildhibaanno barlamaanka katirsan iyo sarakiil ciiddan oo wato ciidamo aad u fara badan ayaa xalay ka guureeyay magaalada Muqdisho, iyagoo gaaray degmada Cadale. Ciidamadan ayaa qorshahooda yahay inay xoreeyaan deegaannada Alshabaab kaga sugan yihiin gobolka...
Dowladda Mareykanka ayaa si adag u cambaareysay weeraradii qaraxyada ahaa ee Shalay ka dhacay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee geystay khasaaraha isugu jiray dhimashada, dhaawaca iyo burbur hantiyadeed oo baaxad weyn. War qoraal ah oo lasoo dhigay bogga Twitter-ka ee Safaaradda Mareykanka ku  leedahay Soomaaliya ayaa tacsi loogu...