Saturday, April 18, 2026
  XISBIYADA SIYAASADDA SOOMAALIYA SomaliPoliticalParties   SUMAD:XSS/01/22                                                    Tr:07/10/2022 Waxaa Maanta Shir Degdeg ah isugu Yimid Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya waxayna kulan ka yeesheen xaalada guud ee u dalku ku jiro maanta,iyadoo  kulanka ka soo qeyb galeen Gudoomiyaalka xisbiyada Qaran ee Dalka oo Tiradoodu gaareysay (55) Xisbi,iyadoo Laga Dooday Qodobada Ajendaha:- (Ajendaha Shirka)   1) Doorka axzaabtu ku...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehlinayeen madaxweyne ku xigeenka maamulkiisa Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Hirshabeelle iyo saraakiisha Jabuuti ayaa Maanta kormeeray goobahii ku burburay qaraxyadii Isniintii lasoo dhaafay ka dhacay Baledweyne. Madaxweyne Cali Guudlaawe oo...
Waxaa saakay oo Jimco ah Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Askari ka tirsana ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cabdinaasir Daa'uud Sheekh Xasan oo la sheegay inuu horay si bareer ah u dilay Taliyahii Ururka 59-aad ee gaadiidka...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo uu wehelinayo Raysal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kasoo lagu soo bandhigay warbixino ku saabsan qorshaha gurmadka, horumarinta iyo xasillinta deegaanada laga xoreeyay Alshabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in...
Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda Somaliland, ayaa lagu sheegay in xukuumadu soo dhawaynayso muddo kordhinta iyo in doorashooyinka loo qaban doono sida ugu haboon ee ugu dhakhsaha badan. Qoraalkan oo wasaarada arrimaha dibaddu ku sheegtay in uu kasoo baxay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayuu madaxweynuhu ku sheegay in...
Golaha wasiiradda Puntland ayaa meel mariyay in 37 degmo oo qeyb ka ah degmooyinka Puntland laga qabto doorashooyinka golayaasha deegaanka ee nidaaamka xisbiyada badan. Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa oo dhawaan lasoo magacaabay, ayaa qorshahaan hordhigay shirka golaha wasiirrada ee uu madaxweyne Deni shir guddoominayay. Doorashooyinkan ayaa noqonaya...
Hal askari ayaa ku dhintay tiro kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaadhay, kadib markii weerar bambo gacmeed loo adeegsaday lala eegtay askar ka tirsan ciidamada Somaliland ee Laascaanood ku sugan. Askariga dhintay oo lagu magacaabi jiray Axmed Maxamed Jaamac, ayaa u geeriyooday dhaawac isaga iyo ugu yaraan 3 askari oo kale ...
La taliyaha amniga qaranka ee raysal wasaaraha Soomaaliya, Kamaal Daahir Xasan Guutaale, ayaa sheegay kacdoonka shacabka ee ka dhanka ah Al-Shabaab inuusan wali gaarin heerkii ugu sareeyay. Kamaal Daahir Xasan Guutaale oo la hadlay Idaacadda Codka Mareykanka ee VOA, ayuu sheegay in uu filayo in beello badan oo ka kala...
Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka looga yeeray hoggaanada NISA iyo Booliska gobolka Hiiraan oo uu guddoomiyaha gobolka Hiiraan ku eedeeyay iney ka gaabiyeen howlahii looga baahna ee dhanka amaanka, kadib qaraxyadii ka dhacay magaalada Baledweyne 3-dii bishan Oktoobar. U yeerista masuuliyiintaan looga yeeray Muqdisho ayaa imaaneysa kadib markii guddoomiyaha...
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo dhoweeyay howlgallada dadka Soomaaliyeed deegaanadooda uga xoraynayaan Alshabaab, isagoo ku baaqay in lasii xoojiyo. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed isku duubni iyo midnimo ay uga gudbi karaan caqabadaha amni iyo xaaladaha dalku haatan ku sugan tahay. Deni wuxuu sidoo kale...