Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya iyo saraakiil ciidan ayaa Maanta gaaray deegaanka Jiciboow oo hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan oo Shalay dagaalo khasaaro badan geystay ku dhexmareen ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka iyo kuwa Al-shabaab.
Ujeedada guddoomiye Jeyte iyo Xildhibaanadda...
Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed oo aad u hubeysan ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho, islamarkaana la sheegay iney kusii jeedan furimaha hore ee dagaalka iyo deegaanada ay kaga sugan yihiin Al-shabaab gobolada Sh/dhexe, Galgaduud iyo Mudug.
Ciidamadaan oo shalay galinkii dambe ka dhaqaaqay Muqdisho ayaa lasoo warinaya iney gaareen...
Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Soomaalida Qurba-joogta ah in ay gacan ka geystaan dadaallada dowladda ay ugu jirto sidii looga adkaan lahaa Al-Shabaab.
Wasiirka duulista ee Soomaaliya, Fardawso Cismaan Cigaal, ayaa la kulantay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalooyinka Montreal, Ottawa iyo Toronto Canada.
“Waa inaad ka qayb qaadataan halganka degdega...
Wasiirka amniga Hirshabelle, Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre, ayaa sheegay inay Alshabaab jab xooggan kala kulmeen tuulada Jiciboow oo 30km dhinaca waqooyi uga beegan degmada Buulaburde ee gobolka Hiiraan.
Wasiirka amniga oo BBC Soomaali la hadlay ayaa sheegay inay Alshabaab qorsheynayeen inay weerar xooggan kusoo qaadaan Buuloburde iyo deegaanno hoos yimaada, si...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray ku baabi’iyay guddiyada golaha adeega garsoorka Soomaaliya iyo la-dagaalanka musuqmaasuqa, kuwaas oo ahaa labo guddi oo ay sameysay ama howlgalisay dowladdii hore ee Madaxweyne Farmaajo.
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa baabi’inta labadan guddi sabab uga dhigay, isagoo tixraacayay qoraal bishii 12-aad...
Hawlgalka Midowga Afrika ee nabad ilaalinta Soomaaliya ATMIS ayaa furay xarumo wadajir ah oo laga hagidoono Hawl-gallada, si kor loogu qaado isku-dubbaridka iyo qorsheynta hawlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.
Taliyaha Ciidanka ATMIS, Lt. Gen. Diomede Ndegeya, ayaa sheegay in xarunta howlgallada wadajirka ah ee loosoo gaabiyo JOCs ay taageerayaan fulinta...
Wararka ka imaanaya deegaanka Jiciboow oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu haatan ka socdo dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda kuwa dadka deegaanka oo dhinac iyo kuwa Al-shabaab.
Dagaalka ayaa bilaawday kadib markii ciidamada iskaashanaya ay weerar ku qaadeen...
Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay liiska warbaahinta Internet-ka iyo baraha Internet-ka ee Al-Shabaab ee ay dowladdu sheegtay inay hawada ka saartay.
Waa liis ka kooban toban warbaahineed oo website ah iyo hal channel oo telegram ah. inkastoo dowladdu markii hore ay sheegtay inay yihiin 40 warbaahinood.Go’aan ka soo baxay Wasaaradda...
Kooxda Alshabaab ayaa digniin xooggan u dirtay warbaahinta Soomaaliyeed iyadoo uga digtay inay la saftaan dowladda, iyadoo dhanka kale ugu baaqday inay shaqadooda u gutaan waxay ugu yeertay amaano iyo hufnaan.
Bayaan kasoo baxay Alshabaab ayaa lagu yiri,” Waxaan halkan uga digeynaa dhamaan warbaahinta ka shaqeysa gudaha Soomaaliya inay ka...
Madaxweynayaashii hore Puntland Cabdiweli Gaas iyo Cabdiraxmaan Faroole, ayaa si adag uga horyimid qorshaha madaxweyne Deni ku doonayo inuu doorasho qof iyo cod ah kaga qabto Puntland.
Labada madaxweyne oo ka qeyb galayay dood BBC Soomaali qabatay ayay ku eedeeyeen madaxweyne Deni inuu daba ka riixayo dimuqraadiyad ay ku tilmaameen...


















