Saturday, April 18, 2026
Xulka kubbadda cagta 17 jirrada ee Soomaaliya ayaa natiijo ah Rigoorayaal (7-8) kaga adkaaday xulka 17 jirrada dalka Uganda, ciyaaraha Bariga iyo bartamaha Afrika. Labada xul ayaa kulankooda wuxuu kusoo dhamaday 1-1. Xulka Soomaaliya ayaa gool lagala hormaray waxay iskasoo gudeen intii lagu jiray qeybtii hore ee cayaarta. Kadib markii...
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa u xaqiijiyay madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalkaas inay dowladdiisu siin doonto qalab dheeri ah si loo xalliyo caqabadaha amni ee ka jira. Yoweri Museveni ayaa ayaa hadalkan ka sheegay aqalka madaxtooyada ee Entebbe, oo uu ku qaabilay madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa. “Waxaan ku siin...
Wararka naga soo gaaraya deegaanada Yasooman iyo Beerayabaal oo dhinaca Waqooyi bari kaga beegan degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haatan ay deegaanadaasi ka socdaan dagaalo culus oo u dhaxeya ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa dib u xoreynta deegaanka iyo Al-shabaab. Dagaalada ayaa bilaawday aroornimadii hore ee saakay...
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooleey ee gobolka sh/hoose ayaa sheegaya in qarax miino goordhaw lagu dilay guddoomiyahii degmadaasi Siid Cali Ibraahin Xasan. Qaraxa miino oo ahaa nooca dhulka lagu aaso ayaa guddoomiyaha lagula eegtay gaarigiisa gudaha degmadaasi, waxaana la geeriyooday mid ka mid ilaaladiisa sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen...
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in goordhaw ay xirtay dowladda Soomaaliya Cabdalla Muumin oo ah Xoghayaha guud ee ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate oo loo soo gaabiyo SJS. Xoghaye Cabdalla Muumin ayaa la sheegay in ciidanka dowladda ay ka qabteen gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,...
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ee uu toddobaadkaan ka furmayo Shirka Sanadlaha ah ee Hey'adda Lacagta Adduunka (IMF) iyo Bangiga Adduunka isagoo kulamo horudhac ah la qaatay. Wasiir Cilmi ayaa dowladda Soomaaliya ku metelidoona shir weyn...
Kooxda TPLF ee dagaalka kula jirta dawladda Itoobiya ayaa warbixin ay soo saareen waxay dadka u dhashay gobolka Tigray ugu baaqeen inay u soo baxaan safka hore ee dagaalka oo ay qoriga qaataan si ay iskaga difaacaan ciidamada soo duulay ee Itoobiya iyo Eritariya, waa siday hadalka u dhigeen...
Dowladda UK ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso dowladda Soomaaliya oo ku jirta dagaal ka dhanka ah kooxda Alshabab. Xoghayaha arimaha dibada UK, James Cleverly ayaa sheegay inay UK sanadkan bixineyso in ka badan £50m oo gargaar ah si dadka Soomaaliyeed ee aadka ugu baahan ay uga...
Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jenaraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Maanta wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay taliyaha guud ee qeybta Booliiska gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaada, waxaana xilkaasi loo magacaabay Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin. Magacaabista Taliyaha cusub ee Booliiska gobolka Banaadir Gaashaanle Mahdi Cumar ayaa...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalkaa Uganda ayaa Maanta kulan la qaatay dhigiisa dalkaas Yoweri Kaguta Museveni, iyagoona ka wada hadlay xasiloonida gobolka iyo xiriirka labo geesoodka ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Uganda. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la wadaagay Madaxweyne Museveni halganka wadajirka...