Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay wafdiga Raysal wasaaraha.
Wafidga Raysal wasaare Xamse waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne kusoo dhaweeyay masuuliyiin isugu jira heer Fedaraal...
Kenya ayaa dhoofinta Qaadka Miirowga ee ay u dhoofiso Soomaaliya ka heshay lacag dhan 4 bilyan oo lacagta dalkeeda ah, oo u dhiganta lacag ka badan 8 millon oo dollar, muddo saddex bilood ah markii uu dib u billaabmay dhoofinta Qaadka.
Madaxa Qaadka Miraa iyo dalagyada kale ee warshadaha, Felix...
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii Shalay galinkii dambe ka dhacay magaalooyinka Buulaburte iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa la geeyay magaalada Muqdisho, waxaana qaraxyadaasi ku dhintay masuuliyiin iyo dad shacab ah.
Dhaawacyada la geeyay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay iney ahayeen 17 ruux oo ahaa dadka dhaawacyada...
Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliya Sadiiq Doodishe, ayaa sheegay in laba nin oo katirsan Alshabaab oo degmada Kaaraan askari ku dishay ay qabteen shacabkii goobta ka dhawaa.
Afhayeenka Booliisku wuxuu sheegay shacabku iyagoo wadda labadan nin iyo hubkii ay dilka ku gaysteen inay ku wareejiyeen ciidamada ammaanka ee Kaaraan.
Taliyaha wuxuu sheegay...
Wararka naga soo gaaraya degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xoogan ka dhacay bartamaha Buundada degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.
Qaraxa oo ahaa mid aad u xoogan ayaa jugtiisa laga maqlay dhamaan xaafadaha degmada Buulaburte, waxaana goojoogayaal la hadlay Shabakada HOL ay sheegeen inuu ahaa...
Wararka naga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu goordhaw ka dhacay qarax Ismiidaamin ah oo lagu dilay guddoomiyahii degmada Jalalaqsi Maxamuud Nuur Cagajoof oo loo yaqiinay Dabaashe.
Qaraxa lagu dilay guddoomiye Dabaashe oo loo adeegaaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay...
Wafdigii uu hoggaaminayay Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maalmahan ku sugnaa magaalada Jigjiga ayaa maanta gaarey magaalada Dhagaxbuur ee dowlad degaanka Soomaalida.
Booqashadan ayaa waxaa Wafdiga Ra'iisal Wasaaraha ku wehelinaya masuuliyiinta u sarreysa degaanka Soomaalida oo u horreeyo Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar.
Haddaba Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha ayaa...
Dowladda Masar ayaa lagu warramayaa inay qorshaynayso inay kumannaan askari u tababarto dowladda Soomaaliya, arrintaas oo la sheegayo inay qeyb ka tahay socdaaladii uu madaxweynaha Soomaaliya ku tagay dalka Masar.
Warar kale oo warbaahinta caalamku qorayso waxay sheegayaan in Masar ciidamadan ay ka leedahay qorshayaal siyaasadeed, xilli uu cirka isku...
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay aroornimadii hore ee saakay Al-shabaab kala wareegeen deegaano dhowr ah oo hoostaga degmooyinka Raageceele iyo Jowhar.
Deegaanada ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay la wareegeen saakay ayaa kala ah Warkulan, Bakajeex, Gaaleef, Warciise, Qoordheere iyo Jilableey kuwaasi oo...
Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ayaa markale xabsiga dhigay weriye Cabdalle Muumin oo ah xoghayihii guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed Syndicate.
Mr Muumin ayaa markii ugu horeysay la xiray todobaadkii hore ka dib markii uu dhaliilay amar ka soo baxay dowladda oo looga mamnuucayay warbaahinta maxaliga ah in ay tabiyaan dhaq dhaqaaqyada...


















