Monday, April 20, 2026
Dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweysay doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland qorsheynayso inay ka dhacdo 37 degmo, Doorashadaas oo ah mid heer deegaan ah. Qoraal kasoo baxay safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa waxay u boorisay maamulka Puntland hannaan doorasho oo loo dhan yahay islamarkaana la isku raacsan yahay. Safiirka Maraykanka ee...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo Maanta ka dhacay nawaaxiga deegaanka Xalfooleey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada Macawiisleeyda iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid sida la sheegay kadib markii ciidanka Macawiisleeyda ay weerar jidgal ah ay ku...
Wasaaradda gaashaandhigga dowladda Soomaaliya ayaa fartay ciidamada qalabka sida iyo kuwa deegaanka ee ku jira howlgallada ka dhanka ah Alshabab, in aysan bartilmaamaysan xaasaska iyo carruurta dadka ka tatirsan Alshabaab. Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya, Sarreeye Guuto Cabdullaahi Cali Caanood ayaa hadalkaan sheegay, isagoo intaas ku daray inaan la dili karin...
Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa  heshiis heer-shaqaale ah la gaartay dowladda Soomaaliya, kaasoo ogolaanaya in lacag dhan 10 Milyan oo doollar lagu siinayo Soomaaliya. Madaxa IMF Laura Jaramillo ayaa sheegtay in heshiiskan uu yimid ka dib markii ay si toos ah dib u eegis ugu sameeyeen howlaha daynta cafinta...
Ciidamada xoogga dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan kula wareegay deegaano cusub oo hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Deegaanada cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed la wareegeen saacadahii lasoo dhaafay ayaa kala Jamceeco Misra, Maqdis, Baardheere, Gaashaanle, Tugaareey, Jameeco Mubaarak, Doonka Maxaa Colow iyo Maansaale, kuwaas oo dhamaatood ku yaala...
Waxaa habeenkii xalay ahay munaasabad casho sharaf ah loo sameeyay Wafdigii Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maalinimadii shalay ahayd booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Jigjiga ee dowlad degaanka Soomaalida. Munaasabaddan casho sharafta ahayd ayaa waxaa hadallo kooban kasoo jeediyay Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar, isagoo xusay...
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladdiisu ay dagaal dhab ah kula jirto Al-shabaab ayna cunaqabatayn ku soo rogi doonto cid walba oo gacan saar la leh kooxda Al-shabaab. Raysal wasaaraha ayaa sheegay in dowladdiisu guulo waawayn oo la taaban karo ay ka gaartay dagaalka hadda ka...
https://youtu.be/Dc-Oo24PPWw Iyadoo Maanta dalka ay dib ugu soo laabteen Xulka 17 jirada Qaranka Soomaaliya oo dhawaan kuso guuleystay koobka bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA ayaa isla Maanta madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, isagoona ku ammaanay Xulka 17 jirada...
Maanta, Waaxda Maaliyadda ee Mareykanka ayaa magacawday isku-xidhka fududeeyayaasha dhaqaalaha ee al-Shabaab kuwaas oo door hoggaamineed ku leh al-Shabaab oo u dhaqma sidii xiriiriye muhiim ah oo u dhexeeya kooxda iyo shirkadaha maxaliga ah ee Soomaaliya. Shabakaddan ayaa ku hawlanayd soo iibinta hubka, fududaynta dhaqaalaha, iyo hawlo qorista al-Shabaab. Marka...
Wararka naga soo gaaraya magaalàda pretoria ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in burcad hubeysan oo u dhalatay dalkaasi Koonfur Afrika iney boob xoogan ka geysteen qaar ka mid ah goobaha ganacsi ee Soomaalida ku leeyihiin magaalada Pretoria. Burcada hubeysan ayaa la sheegay iney bastoolado ku weerareen dukaamada ganacsiga ee...