Ugu yaraan 27 qof ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo saakay aroortii ka dhacay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.
Shilkaan ayaa yimid kadib markii gaari dhayne ah oo sida siday shaqaale xoogsato oo ka yimid xeryaha barakacayaasha ee duleedka bari ee magaalada Garowe uu rogmaday.
Dad goob joogayaal ah ayaa WARSOM...
Shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa sheegtay in mid ka mid ah xarumihii ay ku shaqeyn jirtay iyo taawar isgaarsiineed uu ku burburay Qarax ka dhacay deegaanka Qaayib oo ka tirsan maamulka Galmudug.
Shirkadda ayaa war-saxaafadeed ku sheegtay in gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa uu burburiyay xarunta iyo taawarka,...
Dr. Maxamed Axmed Sheekh (Doodishe) wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay hogaanka ATMIS.
Kulankan oo ay kaga wada hadaleen hawlgallada ka-hortagga iyo ka-jawaabista falalka argagaxisadu ku beegsanayso hay’addaha dowladda, shacabka iyo hantidoodaba.
Waxaan sidoo kale kulanka diiradda lagu saaray wadashaqaynta Hay’addaha amniga, ATMIS iyo casharadda...
War saxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya howlgalo qorsheysan oo ay ka sameyeen deegaanka Galka Saalimoow oo ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab.
Howlagalka ciidanka NISA ay ka sameeyeen deegaanka Galka Saalimoow ayaa la sheegay...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ciidamada dib u xureynta deegaanka iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanada Dhoqor iyo Baareey oo dhinaca Koonfureed kaga beegan magaalada Baledweyne ilaa 27 KM, waxaana dagaalka uu yimid kadib markii ciidamada dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda ay weerar ku...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay markii ugu horraysay ku guulaysatay inay xanibto akoono maaliyaddeed oo Alshabaab ku lahaayeen xawaaladaha iyo bangiyada dalka.
Wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcaddaala oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in akoonada dowladdu ay xanibtay ay dhaqaale badan ugu dhex jireen...
Guddida Furista iyo Ansixinta Urrurada Siyaasada Somaliland, ayaa ku dhawaaqday in 9 urrur siyaasadeed ay kasoo gudbeen tartankii madax taabashada kunka qof oo lagu kala saarayay 14 urrur.
Urrur siyaasadeedyada kasoo gudbay tartanka madax taabashada kunka qof, oo urrur walba laga rabay in uu ugu yaraan kun qof ka helo...
Guddiga khubarada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka hubka sharci darrada ah ee Soomaaliya ayaa golaha ammaanka kula taliyey in la ballaariyo shuruudaha liiska cunaqabataynta ee saaran Soomaaliya.
Guddiga ayaa warbixintoodii ugu dambaysay oo ku taariikhaysan bilaha September iyo October ku sheegay in tallaabooyinkan ay muhiim u yihiin wax...
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in duqeyn cirka ah oo ay ku taageeraysay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay ku dishay qaar ka mid ah dagaalamayaasha kooxda Al-Shabaab.
War qoraal ah oo ka soo baxay taliska Mareykanka ee Afrika, ayaa lagu faahfaahiyay duqeynta oo ahayd codsi ka yimid ciidanka Xoogga Dalka oo...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay qarax Ismiidaamin ah oo fiidnimadii Xalay uu fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha oo ka dhacay afaafka hore ee Xerada tababarada ciidanka xoogga dalka ee Jenaraal Dhaga badan oo ku taala degmada Wadajir ee...


















