Wednesday, April 22, 2026
Ciidamada dowladda iyo kuwa dib u xureynta ee ku sugan deegaanka Tareshante oo dhinaca Koonfureed magaalada Baledweyne kaga beegan qiyaastii  27 KM ayaa waxaa isku soo dhiibay sarkaal ka tirsanaa dagaalamayaasha Ururka Al-shabaaab. Sarkaalkaan isa soo dhiibay ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdi Xasan Ibraahin, kaasoo Al-shabaab u qaabilsana dhanka Gaadiidka...
TPLF ayaa shaki galisay sida uu u fulayo heshiiskii ay dhawaan gaareen iyaga iyo dowladda Itoobiya ee lagu kala saxiixday Koonfur Afrika iyo dalka Kenya. Sida ay baahiyeen Warbaahinta gobolka Tigray Hoggaamiyaha TPLF ahna Madaxwaynaha gobolka Tigray Debretion ayaa baarlamaanka gobolka Tigray u sheegay inay dawlada Itoobiya ayna wali si...
Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa wacad ku maray inuu xoojin doono dagaalka ka dhanka ah musuq maasuqa, maadaama Soomaaliya ay kamid tahay dalalka ugu musuq-maasuqa badan caalamka. Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka go’an tahay sameynta xeerar lagula dagaalamayo musuqa, isagoo sheegay...
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay 15 katirsan dagaalamayaasha Alshabaab ku dishay labo duqayn oo ka dhacay deegaano hoos yimaada degmada Cadale ee gobolka Shabeellada dhexe. War qoraal ah oo kasoo baxay taliska Maraykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay, in duqaymahan oo dhacday intii u dhaxeysay 14kii illaa 17 december lagu...
Senator Saciid Siyaad oo katirsan barlamaanka aqalka sare ee Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay maxkamadda ciidamada qalabka sida inay sii daysay eedeysane dil ku xukumnaa, kaas oo dilay qof shacab ah oo kasoo jeedo dadka uu matalo. Senatorka ayaa tilmaamay nin ay maxkamaddu dhawaan ku xukuntay dil toogasho, in uusan ahayn...
Wariye Jamaal Cismaan oo ah weriye katirsan warbaahinta calamiga ah ee Channel 4 , ayaa lagu xiray Muqdisho shalay, waxyar kaddib markii uu kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Sida ay sheegayaan ilo-wareedyo, weriyaha iyo filim-sameeyaha ku guuleystay abaal-marinnada kala duwan ayaa xabsi guri looga dhigay hotel kuyaala garoonka diyaaradaha...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo Xalay degmada Qoryooleey ku dhexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa ATMIS oo isku dhinac ah iyo kuwa Ururka Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii xoogga hubeysan ee Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga ciidamada dowladda iyo  Uganda ee ka tirsan holwgalka...
Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay maydka sarkaal sare oo katirsanaa ururka Alshabaab oo lagu magacaabo, Yuusuf Maxamed Jingaab (Wasiir). War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumaddda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay, in sarkaalkan lagu dilay howlgal ka dhacay tuulada Juxaay oo hoostagta degmada Aadan Yabal. Wasaaraddu waxay sheegtay, sarkalkaan inuu kamid...
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Amniga maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Isaaq Cabdi ayaa amaro culus lagu duldhigay ciidamada dowladda iyo dadka heysta hubka sharciyeysan iyo midka aan sharciyeysneen inaan magaalada Baydhabo lagu dhex wadan karin wax hub ah. Wareegtada Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed ayaa lagu amray dhamaan...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gobolka Shabeelladda dhexe kusoo bandhigtay Saciid Xuseen Raage oo lagu sheegay inuu ahaa nabadoonadii la shaqeyn jiray Al-Shabaab. Dowladda Soomaaliya waxay sheegtay nabadoonkaan inuu ka howlgalli jiray aagga deegaanka Masaajid Cali-Gaduud illaa deegaanka Guulane, Islamarkaana uu Alshabaab u qaabilsanaa ururinta Sakawaadka. Nabadoonkan wuxuu maanta isku soo dhiibay...