Ururka Al-shabaab ayaa iska fogeeyay sheegashada Soomaaliland ee la xariirta in dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab qeyb ka yihiin dagaalka ka socda magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Al-shabaab ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay si adag u beenisay hadalka Soomaaliland ee ah in dagaalyahanadeeda qeyb ka yihiin...
Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa degmada Afmadoow ee gobolka Jubbada Hoose ka bilaabay dhaqdhaqaaqii ugu dambeeyay ee ku aadan qorshaha labaad ee howlgalada ka dhanka ah Al-shabaabka ku sugan deegaanada Jubbaland.
Saacadahii lasoo dhaafay waxaa degmada Afmadoow la dajiyay ciidamo farabadan oo laga qaaday degmada Dhoobleey, kuwaas oo ka mid noqonaya...
Waxaa Maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dajiyay qaar ka mid ah dadkii kusoo dhaaaacmay dagaalada ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Dhaawacyadaan oo ay siday diyaarad gaar ah oo kasoo qaaday magaalada Garoowe ayaa tira ahaan gaarayay 18 ruux, kuwaas oo gaadiidka gurmadka...
Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa loo magacaabay inuu noqdo hanti-dhawrka guud ee Qaranka, kadib soo jeedin ka timid wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.
Abuukaate Axmed Ciise oo horey xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay, ayaa magacaabiddiisa lagusoo bandhigay shirka golaha wasiiradda, halkaas oo lagu ansixiyay.
Waxaa uu...
Xukuumada Somaliland ayaa markale sheegtay in ay hayso maxaabiis ka tirsan Al Shabaab, iyo maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland.
"Waxaanu hayna maxaabiis Al Shabaab ah, maxaabiis Puntland ah, waxay soo weerareen xeryaha millateriga, waxaananu u diyaar nahay in aanu usoo bandhigno beesha caalamka" Wasiirka Arrimahada Dibada Ciise Kayd Maxamuud ayaa...
Xisbiga Dimuqraadiga Jabuuti (PADD) oo ah xisbiga mucaaradka ah ee ka dhisan dalka Jabuuti ayaa sheegay inuu ogaaday in saraakiil ka tirsan ciidamada Somaliland ay yimaadeen Jabuuti.
War-saxaafadeed ay soo saareen ayay ku sheegeen in saraakiisha tagay Jabuuti ay wadeen dhambaal ka socday madax-weynaha Soomaaliland Muuse Biixi.
Mucaaradka Jabuuti waxay sheegeen...
32 sano kadib, ugu dambayntii waxaa maanta si rasmi ah loo furayaa safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee London ee UK.
Safaaradda oo ku taal Winchester House oo ah Waddada Old Marylebone, ayaa bixin doonta adeegyada muhiimka ah ee lagu qiyaaso 500,000 oo qurbo-joog Soomaaliyeed ah oo ku nool United Kingdom...
Guddoomiye Ku xigeenkii dhawaan xukuumada Somaliland u magacowday gobolka Sool ayaa is casilay, xukuumadana wuxu ugu baaqay in ay ciidankeeda kala baxdo gobolka.
Saleebaan Diiriye Cabdi oo madaxweyne Biixi u magacaabay xilka guddoomiye ku xigeenka Sool bilowgii kacdoonka Laascaanood, ayaa sheegay in uu xalka nabadu ku jiro Somaliland oo ciidankeeda...
Saleebaan Ciise Xaglatoosiye oo ah guddoomiyaha urur siyaasadeedka Shacabka ee Somaliland, ayaa xukuumada ugu baaqay in ay millatariga ka saarto gobolka Sool.
Xaglatoosiye ayaa dhaliilay sidii ay xukuumadu uga jawaabtay shacabkii ka gadooday dilalka Laascaanood, isaga oo dhashay in anay ahayn in shacabka xabad loo isticmaalo.
"Shacab kaasi kacdoon ayay sameeyeen...
Duqa degmada Laascaanood ee Somaliland, Cabdirixiin Cali Ismaaciil, ayaa markii ugu horraysay kasoo muuqday saxaafadda tan iyo markii Laascaanood uu billowday dagaal u dhaxeeyaa Somaliland iyo ciidanka SSC.
Duqa iyo xildhibaano katirsan golihiisa deegaanka oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Laascaanood ayaa ku eedeeyay ciidamada Somaliland inay xasuuq ba’an ka...


















