Wafdigii uu hoggaaminayay Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maalmahan ku sugnaa magaalada Jigjiga ayaa maanta gaarey magaalada Dhagaxbuur ee dowlad degaanka Soomaalida.
Booqashadan ayaa waxaa Wafdiga Ra'iisal Wasaaraha ku wehelinaya masuuliyiinta u sarreysa degaanka Soomaalida oo u horreeyo Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar.
Haddaba Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha ayaa...
Dowladda Masar ayaa lagu warramayaa inay qorshaynayso inay kumannaan askari u tababarto dowladda Soomaaliya, arrintaas oo la sheegayo inay qeyb ka tahay socdaaladii uu madaxweynaha Soomaaliya ku tagay dalka Masar.
Warar kale oo warbaahinta caalamku qorayso waxay sheegayaan in Masar ciidamadan ay ka leedahay qorshayaal siyaasadeed, xilli uu cirka isku...
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay aroornimadii hore ee saakay Al-shabaab kala wareegeen deegaano dhowr ah oo hoostaga degmooyinka Raageceele iyo Jowhar.
Deegaanada ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay la wareegeen saakay ayaa kala ah Warkulan, Bakajeex, Gaaleef, Warciise, Qoordheere iyo Jilableey kuwaasi oo...
Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ayaa markale xabsiga dhigay weriye Cabdalle Muumin oo ah xoghayihii guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed Syndicate.
Mr Muumin ayaa markii ugu horeysay la xiray todobaadkii hore ka dib markii uu dhaliilay amar ka soo baxay dowladda oo looga mamnuucayay warbaahinta maxaliga ah in ay tabiyaan dhaq dhaqaaqyada...
Dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweysay doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland qorsheynayso inay ka dhacdo 37 degmo, Doorashadaas oo ah mid heer deegaan ah.
Qoraal kasoo baxay safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa waxay u boorisay maamulka Puntland hannaan doorasho oo loo dhan yahay islamarkaana la isku raacsan yahay.
Safiirka Maraykanka ee...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo Maanta ka dhacay nawaaxiga deegaanka Xalfooleey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada Macawiisleeyda iyo kuwa Al-shabaab.
Dagaalka ayaa yimid sida la sheegay kadib markii ciidanka Macawiisleeyda ay weerar jidgal ah ay ku...
Wasaaradda gaashaandhigga dowladda Soomaaliya ayaa fartay ciidamada qalabka sida iyo kuwa deegaanka ee ku jira howlgallada ka dhanka ah Alshabab, in aysan bartilmaamaysan xaasaska iyo carruurta dadka ka tatirsan Alshabaab.
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya, Sarreeye Guuto Cabdullaahi Cali Caanood ayaa hadalkaan sheegay, isagoo intaas ku daray inaan la dili karin...
Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa heshiis heer-shaqaale ah la gaartay dowladda Soomaaliya, kaasoo ogolaanaya in lacag dhan 10 Milyan oo doollar lagu siinayo Soomaaliya.
Madaxa IMF Laura Jaramillo ayaa sheegtay in heshiiskan uu yimid ka dib markii ay si toos ah dib u eegis ugu sameeyeen howlaha daynta cafinta...
Ciidamada xoogga dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan kula wareegay deegaano cusub oo hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe.
Deegaanada cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed la wareegeen saacadahii lasoo dhaafay ayaa kala Jamceeco Misra, Maqdis, Baardheere, Gaashaanle, Tugaareey, Jameeco Mubaarak, Doonka Maxaa Colow iyo Maansaale, kuwaas oo dhamaatood ku yaala...
Waxaa habeenkii xalay ahay munaasabad casho sharaf ah loo sameeyay Wafdigii Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maalinimadii shalay ahayd booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Jigjiga ee dowlad degaanka Soomaalida.
Munaasabaddan casho sharafta ahayd ayaa waxaa hadallo kooban kasoo jeediyay Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar, isagoo xusay...


















