Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladdiisu ay dagaal dhab ah kula jirto Al-shabaab ayna cunaqabatayn ku soo rogi doonto cid walba oo gacan saar la leh kooxda Al-shabaab.
Raysal wasaaraha ayaa sheegay in dowladdiisu guulo waawayn oo la taaban karo ay ka gaartay dagaalka hadda ka...
https://youtu.be/Dc-Oo24PPWw
Iyadoo Maanta dalka ay dib ugu soo laabteen Xulka 17 jirada Qaranka Soomaaliya oo dhawaan kuso guuleystay koobka bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA ayaa isla Maanta madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, isagoona ku ammaanay Xulka 17 jirada...
Maanta, Waaxda Maaliyadda ee Mareykanka ayaa magacawday isku-xidhka fududeeyayaasha dhaqaalaha ee al-Shabaab kuwaas oo door hoggaamineed ku leh al-Shabaab oo u dhaqma sidii xiriiriye muhiim ah oo u dhexeeya kooxda iyo shirkadaha maxaliga ah ee Soomaaliya.
Shabakaddan ayaa ku hawlanayd soo iibinta hubka, fududaynta dhaqaalaha, iyo hawlo qorista al-Shabaab. Marka...
Wararka naga soo gaaraya magaalàda pretoria ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in burcad hubeysan oo u dhalatay dalkaasi Koonfur Afrika iney boob xoogan ka geysteen qaar ka mid ah goobaha ganacsi ee Soomaalida ku leeyihiin magaalada Pretoria.
Burcada hubeysan ayaa la sheegay iney bastoolado ku weerareen dukaamada ganacsiga ee...
Qaar kamid ah musharraxiintii xilka madaxweynaha Puntland u tartamay doorashadii 2019, ayaa ku eedeeyay madaxweyne Deni inuu damacsan yahay muddo kororsi labo sano ah.
Musharraxiintan oo ay kamid yihiin Cali Xaaji Warsame, wasiirkii hore waxbarashada Puntland iyo Faarax Cali Shire, wasiirkii maaliyadda Puntland, ayaa sheegay in qorshaha Deni uu yahay...
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa sheegay in dowladdiisa ay si adag u taageersan tahay qorshaha mideysan ee dowladda Soomaaliya iyo qabaailadu isaga kaashanayaan dagaalka Alshabaab.
Safiirka Maraykanka ayaa waxa uu sheegay in dowladiisa ay taageereyso shacabka deegaanada la xoreeyay. Waxa uu dhinaca kale kula dar daarmay qabaa’ilku in...
Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Wafsigiisa ayaa maanta booqday qeybo kamid ah magaalada Bahirdar oo maalmahan uu ku sugnaa Wafdigu.
Booqashadan ayaa waxaa Wafdiga Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya ku weheliya qaar kamid ah madaxda gobolka Axmaarada iyo qayb kamid ah xubnihii kasoo qayb galay Shirkii Tana Forum ee maalmahan...
Ciidamada kala duwan ee Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay ciidamo uu xisbiga UCID sheegay in ay ka goosteen Ciidanka Millateriga Somaliland.
Taliyaha Qaybta Isgaadhsiinta Ciidanka Booliiska Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Faarax Nuur, oo kamid ahaa saraakiil warbaahinta kula hadashay Miiska Saraakiisha ee Hargaysa, ayaa ka digay in la...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa aroornimadii hore ee Saakay la wareegay gacan ku heynta deegaano badan oo ka tirsan gobolka sh/dhexe oo ay horay u maamuli jireen Ururka Al-shabaab.
Deegaanada Militariga Soomaaliya ay saakay la wareegeen ayaa kala ah Yaaqle, Mukadheere, dhagaxoow, Kooraabe, Shanloow iyo Farbaraki, kuwaas oo ah dhamaantood...
Wasiirka Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa sheegay in ay jiraan 4 shirkadood oo wax soo dejisa, kuwaas oo Al-Shabaab u soo gudbiya wax soo dejinta badeecadaha, si ay Al-Shabaab canshuur uga qaataan.
“Ganacsatada Soomaaliyeed waxay ka cabanayaan, ninka ganacsadaha ah inta uusan helin Konteenarka kasoo baxa China...


















