Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa xoogg saaray hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hay’adaha iyo awoodda dowladda ayaa saxiixay Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo Sharciga Korontada Qaranka.
Munaasabadda saxiixa sharciyadda oo ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka ayaa Madaxweynuhu...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa ka qeybgalay shirka 15-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika
Shirkaan ayaa looga hadlay horumarinta iyo iskaashiga dhaqaalaha dalalka ku midoobay kulankaan, isagoo wasiirku uu ka jeediyay warbixin ku saabsanayd mudnaanta ay Dowladda Federaalka u leedahay...
Agaasimaha Hey’adda NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka uga mahadceliyay ansixinta Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada. Argagixisada.
Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Aw Qaafta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo Toogasho Ka badbaaday,Mw Xasanoo Farmaajo ku Calacalay & Xogta Fadeexada Villa
https://youtu.be/pGoHNYo2IKU
Wasiirka Wasaarada Ganacsiga ee Maamulka Puntland Cabdalle Cali Maxamed Xaashaawe oo oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in ay qabanayaan Shir weyne Caalami ah oo ku saabsan Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Puntland
Wasiirka Ganacsiga Maamulka Puntland Cabdalle Cali Maxamed Xaashaawe ayaa sheegay in Shirkan la qaban doonno 13- illaa...
Warqadda sumaddeydu tahay XFR/0115 oo ka soo baxday Xafiiska Wasiirka koowaad ee Xukuuadda March 8, 2023-ka ayaa lagu shaaciyay in Ra’iisul Wasaare Xamsa uu shaqada ka joojiyay Guddiga maamulka Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federsaalka soomaaliya Xamsa Cabdi Barre Ayaa Shaqa Joojon Ku Sameeyay Guddiga Maamulka Hayadda...
Madaxweyne K/xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa ka hadlay damaca muddo kordhinta ee Madaxda sare Puntland maadaama ay u harsan tahay bilo kooban.
Madaxwayne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sheegay in Doorashada socota ku egtahay golayaasha deegaanka ee degmooyinka Puntland.
“Dadka leh madaxda sare waxbaa u qarsoon waxaan leenahay war...
Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadow oo ka hadlay xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa shaaciyay arrimaha xilligaan ku horgudban in wada-hadal laga yeesho arrinta taagan.
Boqor Buurmadow ayaa sheegay in xal nabadeed uusan imaan karin inta ay ciidamada Somaliland joogaan duleedka Laascaanood, isaga oo ku...
Xasan Sheekh wuxuu sheegay in xaaladda hadda jirta ay tahay mid aan la aqbali Karin.
Hadalka madaxweynaha Soomaaliya oo qeyb ka ahaa wareysi uu siiyay warbaahinta Aljazeera, ayaa kusoo aaday, iyadoo warbaahinta lagu qoray in wasiirka arrimaha dibadda ee Israaiil Eli Cohen uu ka shaqeynayo sidii uu caadi u noqon...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh oo wareysi siiyay telefishinka caalamiga ah ee Aljazeera, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wada hadal uu la galo Ururka Alshabaab.
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa ku xiray shuruudo lagula heshiiyo Alshabaab, sharuudahaas oo uusan madaxweynuhu ku sheegin wareysiga uu bixiyay.
Xasan Sheikh waxa uu xusay in dadka...


















