Monday, May 25, 2026
Waxa magaalada Nairobi Nairobi ee dalka Kenya, Shir muhiim ah uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Shirkaan oo ay hormuud ka tahay Wasaarradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa lagu gorfeyn doonaa arrimaha muhiim ah u ah sharuudaha barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya, horumarinta hannaanka...
DAAWO; Farmajo shurud adag ku xiray Xasan shekh, Mucaradka Awood lasoo baxay,Ceebtii ugu weyneyd. https://youtu.be/ZM48ulK9omo         
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa maanta Soo xirey Shirka Taliyayaasha Boliiska Heerarkiisa, Wasaaradda Amniga Guddaha iyo Wasaaradaha Amniga Dowlad Goboleedyada oo shalay ka furmay Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose. Taliyaha ayaa u mahadceliyey Guud ahaan Wasaaradaha amniga  iyo Saraakiishii Ka soo Qeyb Gashey isagoo farey ...
Madaxweynaha Golaha Maamulka Maxkamadda dambiya caalamiga ee ICC, Silvia Fernandez De Gurmendi ayaa u magacowdey la-taliyaheeda qaaska ee Soomaaliya Mudane Mahad Axmad Xaaji.  Mudane Mahad Xaaji ayaa sidoo kale noqonaya la-taliyaha gaarka ah ee ku biirista Soomaaliya ee Heshiiska Roma ee maxkamadda dambiya caalamiga ah ee ICC oo muhiimad gaar ah...
Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta kulan gaar ah ku yeeshay gudaha magaalada Hargeysa ayaa war cusub kasoo saaray xaaladda cakiran ee magaalada Laascaanood halkaas oo dagaalo qaraar ay ka dhaceen maalmihii u dambeeyay. Shirka ayaa waxaa guddoomiyay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayada oo laga soo saaray go’aanno la xiriira xaaladda...
Shirkadda diyaaradaha Flydubai oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta si rasmi ah u billowday duulimaad toos oo ah Dubai-Muqdisho. Diyaaraddii ugu horreysay ee shirkadda, oo nooceedu yahay Boeing 737 Max, ayaa maanta soo cago dhigatay garoonka diyaraadaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, ayada oo rakaab...
Israel ayuu hilinkani sheegay inay kula jirto wada hadal soconaya, iyadoo doonaysa inay ballaariso wax lagu sheegay ”Heshiiskii Ibraahiimiga, sida ay warbaahintani sheegtay warbaahintu maanta. Israel ayaa lagu soo warramayaa inay kala xaajoonayso dalalka Indonesia, Somalia, Niger iyo Mauritania si loo caadiyeeyo xiriirkooda ama kuwa aan abid la yeelan sida...
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimu oo ka tirsan Golaha Shacabka oo booqday mid kamid ah saldhigyada Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay ‘arrin fajaciso ku noqotay’ oo uu kusoo arkay saldhiggaasi. Macallimu oo qoraal dheer soo saaray ayaa ka sheekeeyay falkaas oo uu tilmaamay inuu aad ula yaabay, kadib...
Ra’iisal wasaarihii hore ee soomalia Xasan Cali Kheyre  oo ka mid ahaa Madax hore iyo Siyaasiyiin soo saaray qoraal ay uga hor yimaadeen Muddo kororsiga ay wadaan xubno ka mid labada Aqal ayaa sidoo kale farriin uu raaciyay ka digay inay tallaabadan keeni doono dib u dhac weyn oo...
DAAWO:M/weynihii hore M C Farmaajo oo Xasan Shiikh garab siiyey,halka Amisomna Baydhabo laga saaray... https://youtu.be/V-f-zC2sajY