Tuesday, August 11, 2026
Isgaarsiinta internetka ayaa maanta hawada laga saaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo uu weli ka socdo mudaharaad xooggan oo loogasoo horjeedo joogitaanka Somaliland. Inkastoo subaxnimadii hore ee maanta uu qadka interenetka joogay, haddana goor dambe oo barqadii ah ayaa hawada laga saaray. Warar madax bannaan oo aan...
Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ay Maanta la wareegeen deegaanada kala ah Masagawaay, Aw Sheekh Gaab iyo Maraay Suuleey oo ah dhamaantood deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug. Ciidamada is garabsanaya ayaa la sheegay in deegaanada qaar ay...
Taliyaha ciiddanka xoogga dalka Soomaaliya, Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in aysan Alshabaab uga daba haridoonin meel kasta oo ay ku dhuuntaan. Taliyaha ciidanka militariga oo la hadlayay boqolaal katirsan ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka, ayaa sheegay, Shabaabka inay u furan tahay inay isisoo dhiibaan, haddii ay doonayaan...
Gudoomiyaha maamulka gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa munaaaabad ka dhacday magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa lagu gudoonsiiyey Biladda Hogaamiyaha ugu wanaagsan sanadka dhamaaday ee 2022, taasoo la sheegay iney u garteen shacabka Soomaaliyeed, waxaana gudoonsiiyey Madasha Soomaali Awards. Madashada Somali Awards iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa sheegay in gudoomiye...
Raysal wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay inay laga maarmaan tahay in dib u habayn ballaaran lagu sameeyo shaqaalaha dowladda. Raysal wasaare Xamse ayaa caddeeyay in agaasimayaasha guud ay qaadanayaan masuuliyadda shaqaalahooda, wuxuuna hoosta ka xarriiqay dhawaan inay billaabanayso qiimayn guud oo lagu sameynayo shaqaalaha rayidka ah. Raysal...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa war qoraal ah oo uu kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood, wuxuu Somaliland ku eedeeyay inay weerar bahalnimo ah ka geysatay magaalada Laascaanood maalmihii lasoo dhaafay. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay laayeen dad aan waxba galabsan, kuwaas oo usoo baxay...
Xildhibaan Sahro Bundubte oo katirsan barlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeysay guddoomiyaha barlamaanka, Aadan Madoobe inuu hakiyay mooshin ku saabsanaa qalalaasaha ka taagan magaalada Laascaanood. Xildhibaan Sahro Bundubte oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay, in ka badan 20 xildhibaan inay diyaariyeen mooshin ah in barlamaanku wax ka yiraahdo dhibaatada ka taagan...
Roobab qabow wata ayaa da’aya deegaano katirsan Puntland, labo maalin kaddib markii wasaaradda masiibooyinka Puntland ay soo saartay digniin ku saabsan roobab dabeylo wata oo dhinaca bad weynta Hindiya iyo badda cas ka imaanaya. Roobabka ayaa haatan lasoo sheegaya inay ka da’ayaan deegaanno kuyaala gobolka Bari oo dhaca dhanka xeebta,...
Wararka ka imaanaya deegaanka Dheenweyne oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xubno ka tirsan dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab in fiidnimadii Xalay halkaasi ka afduubeen dad shacab ah ku safraayay wadada. Al-shabaab ayaa la sheegay in laba gaari oo kala ah nooca Soomaalida u...
Xaaladda magaalada Laascaanod ee gobolka Sool ayaa saakay nabad ku waabariisatay, kaddib dhowr maalmood oo ay ka socdeen mudaharaadyo uu dhiig badan ku daatay. Waxaa saakay lagu arkayaa waddooyinka magaalada Laascaanood ciidamo iyo gaadiidka dagaal oo gaaf wareegaya, kuwaas oo u muuqda inay ka hor tagayaan mudaharaad kale oo magaalada...