Tuesday, August 11, 2026
Sawirro lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya diyaarad militeri oo la toogtay xilli dul mareysay inta u dhexeysa hawada Goma ee DR Congo iyo magaalada Gisenyi ee dhinaca Rwanda. Dowladda Rwanda ayaa sheegay inay qaadday tallaabo ay isku difaaceyso oo ka dhan ah diyaarad ay leedahay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo sugan Magaalada Bosaso ayaa dhagax dhigay Bangiga dowladda laabtiisa Bosaso iyo garoonka kubada cagta ee Magaalada. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa xariga ka jaray Wadada Laamiga Jidka 30-ka ee galbeedka magaalada Boosaaso taasoo dhan 1.5KM, isagoo dhagax dhigay 2KM oo ah dhameystirka Wadadan. Madaxweyne Siciid Deni...
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka billaabay howlgallo lagu sugayo amniga caasimadda. Howlgalka ayaa si gaar ah lagula dagaalamayaa walxaha maanka dooriya iyo raadinta hubka sharci darrada ah. Howlgalkaan ayaa waxaa loogu magac daray Qof iyo Guri. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka faray in ay...
Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa maanta si rasmi ah u billaabay hanaan lagu qiimaynayo in Soomaaliya ay diyaar u tahay inay ku biirto bulshada iyo in kale. Koox qiimeyn ah oo ka kooban khubaro ka kala socoto dalalka xubnaha ka ah EAC ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxayna...
Dhowr hoobiye oo geystay khasaare kala duwan oo aan weli la ogaan inta uu le’egyahay ayaa  lagu garaacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Qaar kamid ah hoobiyayaasha ayaa ku dhacay agagaarka hotel SYL, wasaaradda wafaafinta iyo Ex-fiyoore oo ah xayndaabka madaxtooyada Soomaaliya, waxaana jira khasaare dhaawacyo ah oo ka dhashay. Mid...
Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir gacanta ku dhigay koox eedeysanayaal ah oo dil iyo dhaawac kasoo geystay Magaalada Garowe, Kadibna usoo baxsaday Magaalada Muqdisho. Kooxdaan oo ka kooban seddex rag ah ayaa ku eedeysan in Magaalada Garowe kusoo dileen Muwaadin lagu Magacaabi jiray Cabdullaahi Jeylaani, sidookale kusoo dhaawaceen Muwaadin Hanad Xasan...
 Taliyaha Ciidanka Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, ayaa sheegay in maamulka gobolka Sool uu gacanta ciidanka ku jiro, waxaanu beeniyay warar sheegaya in ciidamo hubaysani ay Laascaanood soo galeen. Taani oo ka hadlayay madal ay kula sugnaayeen saraakiil sar sare oo ciidamada ka tirsan, ayaa sheegay in nabadgalyada gobolka Sool...
Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa  shaaca ka qaaday iney gacanta kusoo dhigeen Aabe Soomaaliyeed oo ku eedeysan inuu dil u geystay gabartiisa oo jirtay 6 libood 14-kii bishaan Janaayo ee sanadkan 2023. Aabahaan ku eedeysan dilka gabartiisa yar uu u geystay ayaa magaciisa lagu sheegay Abuukar Xuseen Culusow, kaasoo la tilmaamay...
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay howlgal Shalay ciidamada dowlada ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Jenaraal Biixi ayaa sheegay in howlgalka oo ahaa mid cir dhul ah oo ay ciidamada xoogga ka...
Dowlad goboleedka Puntland ayaa digniin kasoo saartay cawaaqib xumada ka dhalan karta abaaraha kusoo noqnoqday qaar badan oo katirsan deegaanadeeda, kadib shan xilli roobaad oo xiriir ah oo roobku aad ugu yaraa. Warbixin cusub oo ay soo saartay hay'adda Puntland u qaabilsan macluumaadka biyaha iyo dhulka, ayaa lagu sheegay in...