Tuesday, August 11, 2026
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta go'aan ka gaartay kiis cajiib badan oo ka dhashay Muqaal Prank ahaan ay u duubeen afar dhalinyaro ah oo ku sugan magaalada Muqdisho, islamarkaana muuqaalka ku faafiyay baraha bulshada. Afartaan dhalinyarada ah ee Maxkamada kasoo hor muuqday ayaa sameeyay muqaal...
Hawada Soomaaliya ayaa loo aqoonsaday heerka Class A oo lagu qiimeeyo darajada ugu sareyso ee badqabka iyo Maamulka Amniga ee hawada Soomaaliya, sida uu shaaciyay Ururka Caalamiga ee Gaadiidka Hawada IATA. Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA) ayaa soo dhaweeyay in hawada Soomaaliya iyo nawaaxigeeda dib loogu soo celiyo...
Askari ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa 10 kun oo Shilin Soomaali u dilay Wiil dhalinyaro ahaa oo ku shaqeysanaayay Mooto Bajaaj xili uu maraayay Carbiska ee duuleedka magaalada Muqdisho. Wiilkaan dhalinyarada ahaa ee la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Xasan Jabuuti, waxaana la sheegay inuu bixiyay 10-ka kun...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal ay ka sameeyeen degaanka Shiikh Cabdullaahi ee degmada Ceeldheer  ku dilay  horjooge ka tirsan Kooxda Alshabaab. Maydka horjoogo lagu magacaabo Cabdifitaax Xasan Gaafow ayay ciidamadu soo badhigayeen, kaasoo ay sheegeen inuu caan ku ahaa dhibaataynta shacabka.   Sarkaal lagu magacaabo Daauud Gacmey oo katirsan...
Ilaa afar hoobiye ayaa Caawa lagu garaacay xaafado ka mid magaalada Baledweyne, kuwaas oo jugtooda laga maqlay dhamaan xaafadaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Sadax ka mid ah afarta hoobiye ayaa la sheegay iney ku dhaceen Xaafada Xaawa taako gaar ahaan laanta Nuur xawaad, halka hoobiyaha afaraadna uu ku...
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa laga sheegay in Maanta 73 xubnood oo ka mid ah dagaalamayaasha kooxda Shabaab iney ku dileen howgal ka dhacay deegaanka Miiroon oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Taliya ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Daa'uud Aweys oo goordhaw shir jaraa'id u qabtay Warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gudaha dalka lagu dilay in ka badan 300 oo ka mid ah dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo uu garab taagna Ergayga Midowga...
Wararka ka imaanaya Tuulada Ceelgorof oo ka mid ah tuulootinka hoostaga deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dib u xureynta deegaanka ay halkaasi ka sameeyeen howlgal qorsheysan oo lagu burburiyay fariisintii Al-shabaab ku lahayeen Ceelgorof. Ciidamada dib u xureynta deegaanka ee burburiyay Saldhigii Shabaab ee Tuulada Ceelgorof...
Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa si rasmi ah u bilaabatay howl gal xaqiijin ah si ay u qiimeyso u diyaargarowga Soomaaliya ee ku biirista ururkan. Saraakiil sarsare oo ka socda dhammaan dowladaha xubnaha ka ah EAC ayaa howlaha qiimaynta geedi socodka maanta oo Arbaco ah ka billaabay magaalada Muqdisho. Kooxaha xaqiijinta...
Guddoomiyaha degmada Xamarweyne ayaa sheegay inay billaabeen howlgal guri guri loogu baarayo, kadib hoobiyayaashii shalay lagu garaaacay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay soo qabanayaan dadka guryaha hubka iyo qaraxyada ugu haya kooxda Alshabaab, isagoo sheegay inaan loo dulqaadan karin in maalin kasta shacabka lagu dhibaateeyo...