Monday, August 10, 2026
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa 8 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Fartuun Cabdirashiid Xuseen oo la sheegay inay tahay xaaska horjoogaha ugu sareeya kooxda Daacish ee Soomaaliya, Cabduqaadir Muumin. Fartuun oo isticmaalaysay magacyada kala ah, Faa’iso, Aasiyo iyo Faysa, ayaa loo soo xiray kamid ahaanshiyaha kooxda Daacish iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Maanta magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay dhigiisa wasiirka gaashaandhiga dalka Jabuuti Xasan Cumar Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminaayay soo gaaray Muqdisho. Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la wadaagay dhigiisa Jabuuti Xasan Maxamed Cumar howlgalada ka socda gobolada dalka qaarkood...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan sameeyay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Mudug. Howlgalada ayay si gaar ah ciidamada waxay uga sameeyeen deegaano iyo tuulooyin dhowr ah oo hoostaga degmada Xarardheere iyo deegaanka Caad ee gobolka Mudug, waxaana saraakiisha ciidamada...
Xukuumada Somaliland ayaa warbaahinta uga digtay in ay faafiyaan warar, warbixino iyo ra'yi ururin keeni kara in xaalada Laascaanood kasii darto. Warsaxafadeed kasoo baxday Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa warbaahinta loogaga digay in ay faafiso warar ama warbixino keeni kara in xaalada magaalada Laascaanood ay kasii darto. "Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta...
Wasiirka ganacsiga dowladda Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku tilmaamay guul shacabka Soomaaliyeed usoo hoyatay, in kooxda Al-Shabaab ay dareemeen saamaynta ay ku yeelatay dagaalka dhaqaale ee dawladdu ku qaadday. Wasiirka ganacsiga wuxuu sheegay tallaabada cuno qabataynta dhaqaale ee Shabaab lagusoo rogay in lagu badbaadiyey lacago tiro badan oo ay...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 136 kamid ah dagaalamayaasha Alshabaab lagu dilay howlgal ciidan oo haatan ka socda deegaano katirsan Shabeeladda hoose. Wasiir ku xigeenka warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Alcaddaala oo saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay howlgalku inuu ka dhacay degaan lagu magacaabo Warta, taasoo 12km u jirta degmada Janaale. Wasiir...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal Shalay kasoo yeeray Afhayeenka kooxda Al-shabaab Cali Dheere oo u muuqday hanjabaad ku socotay Bangiyada iyo Shirkaddaha Soomaalida. Wasiir Axmed Macalin Fiqi ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook soo dhigay qoraal uu ku sheegayo...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maantay 5 sano oo xabsi ciidan ah ku ridday odayaal dhaqameed Alshabaab heshiis kula soo galay degmada Xarardheere ee g0bolka Mudug. Odayaashaan ayay ciidamada amniga Cadaado kasoo xireen December 27-keedii ee Sanadkii tagay, kaddib markii ay jebiyeen amar dowladda kasoo baxay oo ahaa...
Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Xasan Sheikh maxamuud ayaa sheegay in lasoo bandhigidoono malaayiin dollar oo Alshabaab ugu xaraysnaa akoono maaliyadeed oo ay dowladdu xirtay. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay arrintaan inay qeyb ka tahay dagaalka dowladda kula jirto Alshabaab oo uu sheegay inuu yahay mid ficil ah. "Dowladdu mar dhow way...
War goor dhaweyd kasoo baxay dowladda Itoobiya gaar ahaan Wakaaladda maamulka Warbaahinta Itoobiya ( Ethiopian Media Authority) ayaa lagu sheegay in shaqadii laga joojiyay dhammaan Warbaahinta laga leeyahay dalka dibaddiisa ee aan wax fasax ah ka haysan Wakaaladdan, isla markaana ka howlgala gudaha degaanka Soomaalida. Warqadda kasoo baxday Wakaaladda maamulka...