Monday, August 10, 2026
Urur goboleedka IGAD ayaa madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ku amaanay, dadaalo dhexdhexaadineed oo uu ka wado xiisada ka taagan Laascaanood. Xogeeyaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD Workneh Gebeyehu, ayaa sheegay in xiisada Laascaanood ay ururka ku abuurtay walaac, isaga oo sheegay in ay u baahantahay in fiiro gaar ah...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah xukun dil toogasho ah ku fulisay afar askari oo ka tirsana ciidamada dowladda Soomaaliya. Askarta la toogtay ayaa ka kala tirsana qeybaha kala duwan ee ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya sida Militariga, Nabadsugida iyo Booliiska, kuwaas oo loo heystay dilal...
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in dagaalka lagula jiro argagixisada Geeska Afrika uu u baahan yahay dadaal wadajir ah. Willian Ruto ayaa xusay in gobolku uu qaato istiraatijiyad mideysan oo lagula dagaalamayo argagixisada iyo dambiyada la xiriira. Wuxuu sheegay in dadaal wadajir ah, madaxdu ay awood u leeyihiin in...
Waxaa si rasmi ah goordhaw oo Maanta ah magaalada Muqdisho uga furmay shirka Wasiiradda Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha ciidamada dalalka Soomaaliya, Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya ee la isku yiraahdo dalalka safka hore. Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkaan uu yahay mid diirada lagu saarayo dhameystirka howlgalada ka dhanka...
Garaad ka guud ee beelaha SSC Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa sheegay in gobolka Sool anay argagixiso joogin, isaga oo ciidamada Somaliland ku eedeeyay argagixisonimo. Garaad Cali, oo u jawaabayay madaxweyne Biixi ayaa  sheegay in dadka shiraya anay argagixiso ahayn, wuxuuna inta ku daray in hadalka madaxweynuhu uu dhibaatadii hore...
Dowladda Mareykanka ayaa ku cadaadinaysa maalqabeenada gacanka Carbeed, iyo sidoo kale Yurub, inay sare u qaadaan gargaarka bini'aadantinimo ee Soomaaliya ka hor inta aysan cunto yari noqonin macaluul. Linda Thomas-Greenfield, safiirka Mareykanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ku eedeysay waddamada qaniga ah ee ah xulafada Mareykanka iyo kuwa kasoo horjeedaba in...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay shirweyne Ka dhacayo gudaha magaalada Muqdisho oo ay ka qeybgalayaan madaxda dalalka ciidamadooda ka joogaan Soomaaliya, waxaana shirkaan oo ay martigalineyso dowladda Soomaaliya ayaa lagu casuumay Wasiiradda Gaashaandhiga iyo Taliyeyaasha ciidamada dalalka dariska ah ee loo yaqaano dalalka safka hore. Ujeedada...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 5-aad qeybta 27-aad ayaa magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Shalay galinkii dambe ku xirtay Odayaal la sheegay in dhawaan heshiis lasoo galeen kooxda Al-shabaab. Odoyaashaan la xiray ayaa tiradooda lagu sheegay lix ruux, kuwaas la tilmaamay iney jabiyeen amarkii dowladda Soomaaliya ee...
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa sheegtay in qaar ka mid ah dadka dhaliila ee uu ugu horreeyo afhayeenka aqalka Congress-ka Mareykanka Kevin McCarthy uu isku dayayo in ay ka saaraan guddiga arrimaha dibadda ee Aqalka Congress-ka Mareykanka, sababtoo ah waa Muslimad qaxooti kanasoo jeeda Soomaaliya. Haweeneyda Congress-ka...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa fartay hay’addaha gargaarka iyo kuwa horumarinta ee mashaariicda ka fulinaya gudaha Soomaaliya inay si buuxda ugu soo wada guuraan dalka laga bilaabo Maanta oo ay taariiqdu tahay 30 Janaayo 2023 illaa 31 Maarso 2023-ka, Iyadoo la tixgelinayo xaalada amni...