Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay dib u furayso Xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya, ku dhawaad 15 sano kaddib markii loo xiray sababo la xiriira weerarada kooxda Al-Shabaab, sida uu shaaciyey Madaxweynaha Kenya, William Ruto.
Alshabaab ayaa ka dambeysay taxanaha weeraro ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay...
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa ku booriyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay xoojiso wadahadal loo dhan yahay oo ay la yeelato dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah iyo daneeyayaasha kale, si loo adkeeyo midnimada siyaasadeed iyo dadaallada xasillinta dalka.
Bayaan kasoo baxay Golaha Nabadda Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in...
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU) ayaa mar kale xaqiijiyay madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, isaga oo diiday aqoonsi kasta oo Somaliland loogu aqoonsanayo dal madax-bannaan.
Goluhu wuxuu soo saaray bayaan uu ku celinayo cambaareyntiisa adag iyo diidmadiisa ku aaddan aqoonsiga hal dhinac ah ee Israa’iil u...
Dowladda Masar ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay ciidamo iyo Diyaarado Military oo ka mid noqonaya Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ay u soo dirtay Soomaaliya.
Ku dhawaaqistan ayaa timid kaddib markii Madaxweynaha Soomaaliya Dowladda Masar ay ku casuuntay hoggaanka sare ee militariga Masar...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cumar Cabdi Cali, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu soo dhaweeyay maraakiib dagaal oo ay leeyihiin Ciidanka Badda Turkiga.
Imaanshaha maraakiibtan dagaal ayaa kusoo beegmaya xilli Dowladda Federaalka Soomaaliya ay mudnaan gaar ah siinayso dhismaha,...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, Xasan Macallin Maxamuud, iyo Wasiirka Cadaaladda Dowladda Aljeeriya, Lotfi Boudjemaa, ayaa magaalada Algiers ku kala saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada garsoorka iyo caddaaladda ee labada dal.
Munaasabadda saxiixa heshiiskan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Turkiye ayaa saxiixay Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dhinac ee dhinaca isgaarsiinta elektaroonigga ah.
Heshiiskan, Hay'adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Turkiye waxay iska kaashan doonaan dhinacyada ay wada daneynayaan, kuwaas oo ay ka mid yihiin nidaaminta isgaarsiinta dayax-gacmeedka,...
Wararka ka imaanaya gudaha Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad kuwa rayidka ah ay shil ku gashay Garoonka kaddib markii ay cilad farsamo ku qabsatay wax yar uun ka dib markii ay hawada gashay.
Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Axmed Macallin, ayaa u sheegay BBC-da...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku dooday in haddii la rabo in la mideeyo Soomaalida, loo baahan yahay in marka hore ay Jabuuti, Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, iyo Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ay ku biiraan Soomaaliya, kadibna Somaliland laga hadlo.
“Haddii la rabo midnimo Soomaaliyeed, Jabuuti...
Sida Lala Socdo Waxaa Dhamaadkii Sanadkii hore ee 25/12/ 2025 Magaalada Muqdisho Ka Dhacay Doorashada Golayaasha Deegaanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ay Ka Qeyb Galeen ilaa Labaatan 20' Urur Siyaasadeed oo Ka Diiwaan gashann Gudiga Madaxa-bannaan ee Doorrashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka.
Ururadan oo Muujiyey Dadaal iyo Talaabo Dadweynuhu Aad ugu...


















