Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa si buuxda u taageeray wax-ka-beddellada lagu sameynayo Cutubka 4-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah, xilli uu khilaaf siyaasadeed ka taagan yahay arrimaha dastuurka ee u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka.
Cumar Cabdirashiid iyo Danjire Daahir Maxamuud Geelle ayaa xalay shir jaraa’id ku...
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa si adag u adkeeyay mowqifka dowladda ee ku aaddan midnimada iyo madax-bannaanida dalka, isaga oo sheegay in Soomaaliya ay ku socoto siyaasad nabadeed oo ku dhisan wada-hadal, balse aysan aqbali doonin wax cadaadis ama faragelin ah...
Xafiiska Madaxtooyada Turkiga ayaa si rasmi ah u beeniyay dukumeenti si weyn loogu faafiyay baraha bulshada, kaas oo si khaldan loogu sheegay in Turkigu qaatay mowqif rasmi ah oo ku saabsan in Soomaaliya aysan lahayn diyaaradaha dagaalka ee F-16, isla markaana aysan ku habboonayn martigelintooda.
War-saxaafadeed ka soo baxay Agaasinka...
Ciidanka Booliska Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa wada baadi-goob ballaadhan oo lagu doonayo eedaysane ka dambeeyay fal dil ah oo ka dhacay deegaanka Tafafle ee gobolka Sool.
Dhacdadan ayaa la sheegay inay dhacday daraad oo ay taariikhdu ahayd 05 Febraayo 2026, abaare 5:00 galabnimo. Falkaasi ayaa sababay geerida marxuum Awal...
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa magacaabis cusub ku sameeyay adeegga diblomaasiyadda dalkiisa, kuwaas oo si gaar ah u taabanaya xiriirka Kenya iyo Soomaaliya.
Qoraal rasmi ah ayaa lagu shaaciyay in Elias Bare Shill loo magacaabay Safiir Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Kenya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Elias Bare ayaa ka hoos shaqayn...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa mar kale ku celiyay baaqiisa ku aaddan xoojinta is-dhexgalka Geeska Afrika iyo in si nabad, wada-xaajood iyo is-afgarad ku dhisan loo helo marin Itoobiya u fura Badda Cas, isaga oo ku tilmaamay arrin lama huraan u ah badbaadada iyo horumarka fog ee dalkiisa.
Hadalka...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa howlgallo amni oo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan bariga gobolka Hiiraan, kuwaas oo lagu sheegay in looga saaray dagaalamayaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, sida uu sheegay taliska ciidanka.
Saraakiisha howlgalka horkacaayay ayaa sheegay in howlgalladu ay ahaayeen kuwo lagu beegsanayay goobo ay kooxda...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si cad ugu eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay mas’uul ka tahay dagaalladii cuslaa ee labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Mudanayaasha ayaa sheegay in rabshadahaasi ay ka dhasheen tallaabooyin ay qaadday dowladda federaalka, iyagoo hoosta...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha ka jira guud ahaan dalka iyo saameynta ba’an ee ay ku yeesheen helitaanka biyaha iyo cuntada.
Kulanka oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay...
Magaalada Baydhabo, xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, ayaa saaka mar kale waxaa dib uga qarxay dagaal culus, kaas oo galay maalintii labaad, iyadoo la maqlaayo adeegsiga hubka culus isla markaana iska hor imaadyadu ku fideen xaafado cusub oo magaalada ka mid ah.
Afhayeenka Madaxtooyadda Koonfur...


















