Shir-weynihii Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDAN, ayaa maalmihii u dambeeyay Xaraaradda Shirkoodu kor u kacay, Waxaana loolan adag ku dhexmaray labada musharax ee madaxweyne ku xigeenka xisbiga loo dooranayo.
Shirkan golaha dhexe oo markii hore u socday hoteelka Maansoor ayaa maanta loo bedelay hoteelka Ambasodaro, waxaana la xadiday wariyeyaashii ka...
Hal qof ayaa ku Geeriyooday roob lixaad leh oo shalay ka da'ay Degmada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, kaddib markii uu qabsaday xarig koronto oo kasoo go'ay baallihii uu ku xidhnaa.
Madaxa Farsamada Shirkada Korontada LESCO, Axmed Xirsi oo ay HOL wax ka waydiisay sidii ay wax u dhaceen shalay,...
Isbitaalka Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa lagu sameeyay dib u dhis iyo qalabeyn; iyadoo dib loo hawl-geliyay, si uu ugu adeego Bushada.
Isbitaalkan ayaa la dhisay sannadkii 1949-kii, markaasoo ay Soomaaliya ka talinayay Mustacmarkii Talyaaniga. Waxaana isbitaalka soo marxalado kala duwan oo kala ahaa maamuladii ka talinayaaya wadanka...
Warbaahinta ayaa ku waramaysa in Koonfur Afrika ay si Rasmi ah u billowday Hannaankii ay kaga bixi lahayd ka mid ahaanshaha Maxkamadda Dembiyada Caalamiga ah (ICC).
Wararku waxay intaa ku darayaan in Diblamaasiyiinta dalkaasi ku wargeliyeen Qarmada Midoobay tallaabadan ay qaadayaan waxaanay ku eedeeyeen ICC inay ka xagliso dalalka Afrika.
Sannadkii...
Mareykanka ayaa Muwaaddiniintiisa uga digtay inay u safraan Itoobiya, halkaasoo uu sheegay inay ka jiraan Qala-laase siyaadeed iyo kacdoonno looga soo horjeedo Xukuumadda.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa warbixin kasoo baxday lagu sheegay in muwaadiniinta Mareykanka ah aanay tegin Magaalooyinka ay Rabshadaha ka socdaan ee waddanka Itoobiya.
Sidoo kale, Muwaaddiniinta Mareykanka...
Guddoomiyaha degmada Mandheera ee dalka Kenya Fredrick Shisia ayaa sheegay in qaar ka tirsan ganacsatada Mandheera ay maal galiyaan Al-Shabaab.
Wuxuu Fredrick Shisia u digay dadkaa ganacsatada ah ee uu farta ku goday. Wuxuu sheegay in dawlada Kenya ay ogaatay in ganacsatadaasi siiyaan canshuuro Al-Shabaab si Al-Shabaab ay uga badbaadaan.
Fredrick...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa gaaray Jowhar ee xarunta Gobolka Shabellada Dhexe si uu uga qayb-galo caleemo-saarka madaxweynaha maamulka cusub ee Hir-Shabeelle, Cali Cabdullaahi Cosoble Siyaad.
Xasan Sh. Maxamuud ayaa waxaa la socda wafdi xukuumadda federaalka ah ee Somalia ka tirsan, waxaana lagu wadaa inay sidoo kale Caleemo-saarka Madaxweynaha...
Waa xaflad fantasiyo ah oo aflaan lagu soo bandhigi doono hijrada, xag-jir ka dhigida dadka iyo hoggaanka dumarka.
Waxaa aflaantaa lagu daawan doonaa Nairobi bisha soo socota wixii loo gaaro 14keeda. Aflaanta la daawan doono ayaa ku saabsan dadaalada isbaddalka lagu doonayo ee bulshada dhexdeeda waxayna gaarayaan shan filin.
Waxaa filimadaa...
Ugaas Xassan Ugaas Khaliif ayaa ka hadlay kulan asaga iyo madaxweynaha Hir-Shabeele ay shalay ku wada qaateen Baldweyne.
Ugaas Xassan yaa sheegay in aysan isla soo qaadin Hiiraan iyo Shabeele Dhexe. Si kastaba ha ahaatee, wuxuu ugaasku sheegay inay ka wada hadleen war ku saabsan beelo.
"War qabiil ma noqon karo...
Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Danjire Michael Keating ayaa ka hadlay hannaanka doorasho ee Sannadkaan Dalka ka dhici doona, wuxuu kaloo wareysi uu bixiyay ku sharraxaay sida kalsooni loogu kalsoonaan karo inay si amni ah ku dhacaan doorashooyinka sannadkan, kaddib wareysi uu bixiyay.
Haddaba, Wargeysiga Ergayga QM ee Arrimaha Soomaaliya...


















