Minnesota Mareykanka oo dacwadii wiilasha Soomaalida ahaa soo Gaban gaboowdey.

0
608

Xalay oo shalay u ah Mareykanka ayaa waxaa Minnesota Mareykanka lagu soo gabagabeeyay dacwadii ka dhanka ahayd wiilasha Soomaaliyeed ee loo heystay inay xiriir la yeesheen Daacish.

Mid ka mid ah wiilashaa ayumbaa Oromo ah inta kalena waa Soomaali. Dacwada oo maxkamad magaalada Minnesota kutaala ay qaaday ayaa waxaa lagu xukumay 9 dhallinyaro ah.

Dacwadaha oo dhageysigoodu soo socday 3dii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa dhallinyaradaa waxaa lagu xukumay min hal sano ilaa 35 sano oo xarig ah.

Guuleed Cali Cumar-35, sano oo xarig ah

Maxamed Cabdixamiid Faarax, 30 sano oo xarig ah

C/Raxmaan Yaasiin Daauud, 30 sano oo xarig ah

Cadnaan Faarax, 10 sano oo xarig ah

Xamza Cumar (wiilka Oromada ah), 15 sano

Cabdirisaaq Warsame, 30 bilood oo xarig ah

C/Laahi Yuusuf, 1 sano oo xabsi guri ah iyo 20 sano oo dhaqdhaqaaqiisa lala soconaayo.

Arinkan ayaa imaanaya iyadoo Madaxweynaha cusub ee hadda la Doortey uu kha khal galiyey dunida iyo soomaalida Mareykanka ku nool,waana dhacdadii ugu horesey ee soomaali tiro intaa la egi ay maxkamadi dacwo ku hesho xukunno xabsi kala duwanna ku rido lamana sheegin qiil ama racfaan u furan wiilashan soomaaliyeed ee hadda xukunku ku dhacey.

warsom2011@gmail.com

hormuud-logobeccosalaam-banktabaarak