Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay abaare 10:00 habeenimo ee xilliga geeska Afrika weerar culus ku qaaday degmada Afmadow ee gobolka J/hoose, ayadoo uu halkaasi iska-horimaad ku dhexmaray ciidamada Jubaland iyo kuwa AMISOM ee ku sugan degmadaasi.
Dagaalka intii uusan bilaaban kahor ayay Al-shabaab hawada ka saartay isgaarsiintii degmada Afmadow...
Macallinka Kooxda Kubadda Cagta Man United, Jose Mourinho ayaa sheegay "in uusan u Dabaal-degi doonin sida cunug waalan" Haddii ay ka dhaliso kooxdiisa Gool Kooxda Chelsea oo uu horey Tababbare ugu ahaan jiray cayaar ay isaga horimaan doonaan Caawa.
Cayaarta caawa dhexmari doonta labadaan kooxood, waxay noqonaysaa markii labaad ee...
Boqollaal oo ah ciidamadii ugu horreeyay oo ka tirsan kuwa Hawl-galka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta la geeyay degmada Cadaado ee Gobolka Galguduud oo ah xarunta KMG ah ee Galmudug.
Ciidamadaan oo ka kala socda Dalalka Jabuuti iyo Burundi ayaa la sheegay in ay ka Qayb-qaadan doonaan sugdda amniga...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Muqdisho ay yeelan doono maqaam iyo maamul u gaar ah, isla markaana dhawaan loo sameyn doono maamul ay Bulshadu soo doorteen.
Xasan Sheekh oo ka hadlayay Xafladdii Caleemo-saarayay Madaxweynaha Hir-shabeelle ee shalay ka dhacday Jowhar ayaa xusay in maamul-goboleedka Hir-shabeelle uusan ahayn...
Dowladda Turkiga oo aan walaalaha nahay ayaa Basas Nooca aan rasaasta Karin ah ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana kala wareegay Basaskan Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Turkiga Danjire Cabdullaahi Maxamed Cali (Sambaloolshe), oo ay wehliyeen Howlwadeeno Safaaradda ka tirsan.
Basaska oo tiradooda ay tahay Labo ayaa loogu talo...
Wrarka naga soo gaaraya gobolka banaadir gaar ahaan degmada Boondheere ee gobolkan Banaadir ayaa sheegaya in qarax gaari saarnaa uu goor dhaweyd ka dgacey meel Boosteejo ah baabuurta iyo dadkunaku badanyihiin.
illaa iyo hadda lama oga qasaaraha dhimasho iyo dhaawac inta uu la egyahey,mana jirto cid ka hadashey xaga maamulka...
Maamulka ururka ganacsiga ee dalalka bariga iyo koofurta Afrika ee COMESA ayaa ka fakaraya in uu aqbalo ama diido codsiyo uga yimid dawladaha dalalka Soomaaliya iyo Tunisia oo kusaabsan in lagu daro ururkaa COMESA.
Shir ay ku yeesheen xubnaha ururkaa Madagascar bishaan Oktoobar gudaheeda ayaa guddiga ururkaa waxaa ogolaanshiyo loo...
Ciidammada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa subaxnimadii hore ee saakay isaga baxay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan, sidda ay warbaahinta u xaqiijiyeen dadka deegaanka.
Mas'uuliyiintii maamulka degmada ee dowaldda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay horay u sii raaceen ciidammadii halkaa isaga baxay.
Lama oga halka ay u jiheysteen ciidammada...
Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Hir-shabeelle Cali C/llaahi Cosoble oo shalay lagu Caleemo-saaray magaalada Jowhar oo wareysi gaar ah siinayay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da, ayaa ka hadlay aragtida Ugaas Xassan ee maamulka uu madaxweynaha ka yahay.
''Ugaas Xasan waa Ugaaskeygii, waana waajib in aan mar kasta is-aragno oo aan wada-hadalno, dabcan anniga...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar , ayaa Maanta Kulan la yeeshay 11-kii Xubnood ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soamlia ku metelaya Puntland, kuwaasoo maalin ka hor kusoo baxay doorashadii lagu kala saaray 25-kii xubnood ee ku tartamay kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Somalia ku...


















