Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya kulan degmada Beledweyne ku dhex-maray madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle ee dhawaan lagu soo dhisan magaalada Jowhar iyo Ugaas Xassan Ugaas Khaliif.
Kulanka labada dhinac oo labo jeer dhacay ka hor Salaadii Jimcaha ee maanta kaddib ayaa waxaa dibad joog ka ahaa warbaahinta gudaha oo aan...
Xaashi Cumar Xasan oo ah Muwaaddin Soomaliyeed oo 18-sano ku xirnaa dalka Talyaaniga ayaa wareysi uu Laanta Afka Soomaaliga ee Radio SBS ee dalka Australia, ayaa sheegay in sii dayntiisa ay gacan weyn ka geysteen saxaafada iyo shacabka Soomaaliyeed, balse aysan jirin wax ay Dowladdu waxba u qaban.
Muwaadinkaan Soomaaliyeed...
Dabley ku hubeysneyd bastoolado ayaa maanta Nabaddoon kale ku dishay Mudqdisho.
Nabaddoonkaa oo lagu magacaabi jiray Maxamed Tarabi ayaa maleeshiyadu gaar ahaan ku dishay Suuq Bacaad, degmada Yaaqshiid.
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Nabaddoon Maxamed uu ku jiray odayaasha dhaqanka ee soo xulaya xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.
Dableydii...
Iyadoo shalay ay ka dhacday Xarunta Puntland ee Garoowe Doorashada Xubnaha Maamulkaas ku metelya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, ayaa waxaa kasoo baxaay 11-xubinood.
Haddaba, Xubnaha ku guuleystay Doorashadaas ayaa magacyadooda iyo codadkii ay heleen waxay kala ahaayeen sidan:
RW Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke oo helay 47-cod, halka musharraxii la...
Hayada xaquuqul insaanka u dooda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in xorriyada saxaafadu halis ku jirto gudaha Soomaaliya.
Waxay Human Rights Watch (HRW) sheegtay in Talaadadii la soo dhaafay xaalad adag ay mar kale soo food saartay saxaafada kadib markii hayadaha ammaanku xireen Xamza Maxamed oo ah wariye Soomaaliyeed...
Hoggaamiyeyaasha degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ayaa doonaya in dawlada Kenya ay dadajiso dhisida gidaarka u dhexeynaya dalka Kenya iyo Soomaaliya si ammaanka loo adkeeyo.
Waxay ku eedeeyeen dawlada dhexe ee Kenya in aysan ka dhabayneyn ama xil aad ah iska saareyn dhisida derbigaa oo dhawaan la bilaabay. Hadese...
Ciidaamada AMISOM ayaa raali galin ka bixiyay dil ay u geysteen qof rayid ahaa.
Ciidamada AMISOM ayaa shalay Khamiistii raali galin ka bixiyay dilka qofkaa ayagoo dhawaan qofkaa ku dilay saldhig AMISOM ay ku leeyihiin Muqdisho. Waxay sidoo kale raali galin ka bixiyeen dhawaac ay u geysteen labo qof oo...
Dagaallo iyo duqeymo culus ayaa mar kale dib uga soo cusboonaaday Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudud, kuwaasoo u dhexeeya ciidan ka kala tirsan Maamullada Galmudug iyo Puntland.
Madaafiic kala duwan oo ay dhinacyadu isku adeegsanayaan ayaa ku dhacaya inta badan xaafadaha Gaalkacyo ay ka kooban tahay, kuwaasoo Dadweynihii ku noolaa...
Waxaa Xabsiga laga sii daayay Maanta Wariyihii TV-ga Al-Jazeera Qaybtiisa English, Xamza Maxamed iyo laba Ruux oo lala xiray oo lagu kala sheegay darawal iyo filim-qaadihiisii, kaddib markii habeen hore ay Ciidanka Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya xabsiga u Taxaabeen.
Sidoo kale, Wararka ayaa intaas ku daraya in sii-daynta wariyahan iyo...
Musharraxa Xisbiga Jamhuuriga ee Mareykanka, Donald Trump ayaa diiday ballanqaadida in uu aqbalayo natiijadda doorashada bisha soo socota ka dhici doonta Maraykanka, xilli uu dood kulul la yeeshay Hillary Clinton.
Donald Trump ayaa ku celiyay eedeyntiisa ahayd in nidaamka doorashada looga shubtay, wuxuuna sheegay in uu arki doono sida ay...


















