Monday, August 10, 2026
Dawladda Turkiga ayaa shaqada ka eriday 15000 oo ruux oo isugu jira booliis iyo shaqaale dawladeed arrintaas oo la xiriirta afgambigii dhicisoobay ee bishii July ka dhacay dalka Turkiga. Siddoo kale dowladda ayaa albaabada u laabtay sagaal warbaahin oo hor leh, sideed iyo toban hay'ado gargaar iyo in kabadan shan...
Xukuumadda Somaliland, ayaa la Sheegay in ay joojisay qaxootigii ka imanayey dalka Yemen, kuwaas oo isugu jiray Soomaali iyo Yemen. Qaxootigan oo sadexdii sanno ee u dambeeyey ka soo qul qulayey wadanka Yemen, ka dib dagaalo ka socday wadankaasi, kuwaas oo boqolaal ka mid ahi soo gaadheen Somaliland. Hase yeeshee, wararka...
Jen. Maxamed Nuur Galaal oo nidaamkii Siyaad Barre noqday Taliyaha Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa booqasho ku yimid magaalada Hargeysa, isla markaana kulan la yeeshay madaxweynaha Somaliland. Jen. Galaal oo waraysi siiyay TV-ga CTV, ayaa sheegay inay Hargeysa kasoo duugsatay burburkii ku dhacay,isla markaana uu muddo badan ku noolaa magaaladda Hargeysa...
Alla ha u naxariista waxa Haraad la Sheegay inuu ugu Geeriyooday Deegaanka Coodaale Wiil 12-jir ah oo ka mid ahaa Dadkii ka soo Qaxay abaarta ka dhacday bariga Somaliland ee deegaankaasi iskugu yimid. Badhasaabka gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Qabo oo madaxweynaha warbixin ka siinayey saameynta abaarta ka jirta goboladda bariga...
Ciidamada dowladda Suuriya iyo xulufadooda ayaa goobo horleh kala wareegay kooxaha mucaaradka ee kasoo horjeeda maalinimadii Isniinta, ayadoo dagaallada iyo duqeeymaha ka socda magaaladaasi ay kasii daraan islamarkaana shacabka ku harsan magaalada ay lasoo darastay xaalad adag oo dhanka nolosha ah. “Ugu yaraan 36 qof ayaa lagu dilay duqeeymo Isniintii...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo hadal ka jeedinayay muanaasabad lagu qabtay xarunta dowladda hoose, ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya bixisay intii badneyd deymihii lagu lahaa Soomaaliya mudadii dheereed ee dalku bur burka ku jirray. ''Waxaan rabnaa in shacabka Soomaaliyeed ogaado,  dowladda waxaa ay bixisay Qaaraamaadkii ama Qaaraankii ku ururay dhowrkii...
Madaxa shirkada Dahabshiil C/Rashiid Ducaale (C/Rashiid Dahabshiil) ayaa sheegay in Afrika ay dhanka dhaqaalaha horumar ka gaari doonto hadii dalalku is taageeraan. Wuxuu sheegay Mr. C/Rashiid in hadii sidaa la yeelo dadka dalalka qaarada oo dhami ay horumar gaari doonaan. Cabdirashiid ayaa hadalkaa oo markii hore uu yiri Uhuru Kenyatta...
Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir ayaa maanta dooratey Gudoomiye cusub kaas oo bedeli doona allaha u naxariistee Gudoomiyihii hore C/rashiid Ilqeyte,waxaana xilkaas loo doortey Ganacsade caan ah oo lagu magacaabo Cali Xuseen Ibraahin(cali kabaqori). Ganacsadahan ayaa waxa uu caan ku ahaa ka ganacsiga Alaabta jiifka guryaha iyo qalabka xafiisyada iyo nuucyo...
Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Puntland ee Nadaamka Axsaabta badan, Axmed Maxamed Cali (Kismaayo), ayaa Maanta Shaaciyay in uu iska-casilay xilka. Axmed Kismaayo ayaa sheegay in warqaddiisa is-casilaadda uu u Gudbiyay Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas oo uu sheegay in uu ka aqbalay is-casilaadiisa. Sidoo kale, Axmed Kismaayo ayaa sheegay in is-casilaadiisan...
Ilaa dhowr qof ayaa ku dhintay dagaalo u dhexeeya labo beelood kuwaasoo ka dhacay gobolka Hiiraan. Dhammaan dhowrka qof ee dhintay ayaa ah dadkii dagaalamayay. Dagaalka ayaa u dhexeeya labo beelood oo wada daga gobolkaa oo aano kala tirsanaya isla markaana la sheegay inay dhul isku hayaan sidoo kale. Dagaaladaa yaa...