Weerar Ismiidaan ah ayaa lagu qaaday Guriga Martida ee degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, halkaas oo ay degan yihiin mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Gedo iyo Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka.
Wararka aan helnay ayaa sheegaya weerarka qaraxa ay ku dhaawacmeen Gudoomiyaha gobalka Gedo Axmed Buule Gareed & Abaandulaha qeybta 43aad...
Kooxda khawaariijta arxanka daran ayaa wajahaya cabsi iyo kala carar ka dib markii ay jab xooggan kala kulmeen gulufka dagaal ee ay ku hayaan Ciidanka xoogga oo kaashanaya kuwa dib u xoraynta deeganada,kooxda oo beryahan ba la kulmaysay jab joogto ah ayaa hadda bilaabay in ay ka fakadaan deegaanadii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha Qaran ee waxbarashada dalka ayaa tilmaamay in dowladda ay ka go’an tahay dib u soo nooleynta, mideynta iyo tayeynta nidaamka waxbarasho ee dalka.
Madaxweynaha oo dul istaagay qorshaha dowladda ee baahinta adeeg waxbarasho oo tayo leh iyo xaqiijinta Manhaj...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka ayaa maanta howlgal qorsheysan ku qaaday Saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaano hoostaga degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud.
Inta uu howlgalka socday waxaa Ciidanku ay ku guuleysteen inay soo saaraan Miinooyin ay Al-Shabaa ku Aaseen wadooyinka, sida uu Idaacadda codka Ciidamadda qalabka sida u...
DAAWO ;SACIID DANI OO GO'AAN GEESINIMO LEH QAATAY, B/MAREEXAAN OO U HESHIISAY XASAN SHEEKH BANDOW
https://youtu.be/vVlfVvLypMo
Qaramada Midoobay oo faragelin toos ah ku sameysay xiisadda magaalada Laascaanood ee u dhexeysa Somaliland iyo dadka deegaanka ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u saartay arrintaasi, kuwaas oo bilaabay qorshe u kuur-gelid ah.
Xubnaha ka socda QM oo gaaray magaalada Garoowe ayaa halkaasi kula kulmay waxgaradka SSC, ayaga OO kala...
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xubnaha Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista Datuurka oo ka kooban 5 xubnood oo kala ah:
Maxamed Xasan Idiris.
Farxiya Muumin Cali.
Burhaan Aadan Cumar.
Axmed Maxamuud Jaamac.
Maxamed Cabdalla Saalax.
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa...
Ciidamada liyuu Boolis ee dowlad degaanka Soomaalida ayaa baneeyay Gabi-ahaanba Xuduudka Soomaaliya iyo degaanka Somaalida oo muddo dhowr sano ah ay ku sugnaayeen.
Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Ciidamada liyuu Boolis oo ku dhawaad Sidee sano ku sugnaa Xuduudka dowlad degaanka Soomaalida uu la wadaago Goboka Bakool, waxaana Ciidamada dib...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo horleh oo shacabka deggan Guryaha Bangga dhexe ee Bangaariyo looga saarayo dhulkaasi, kadib warqad kasoo baxday Maxkamada Gobolka Banaadir oo amar siisay Taliska Booliska.
Maxkamadda ayaa Booliska gobolka Banaadir ku amartay in dadka laga saaro dhulkaasi oo dan guud, kuna yaalla xaafadda Buulo-xuubey ee...
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hadashay shirka magaalada Baydhabo ay 15-ka bishan ku yeelanayaan madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada, iyadoo Koofur Galbeed ay diyaar garowgii u danbeeyay ugu jirto marti gelinta shirkan oo xili xasaasi ah kusoo aadaya.
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka, Xuseen Sheekh Maxamuud oo raja wanaagsan ka muijiyay...


















