Wednesday, August 26, 2026
Gudoomiyaha  Golaha Wakiilada Somaaliland ayaa Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool kula kulmay Odayaasha Dhaqanka ee ka tagay Magaalada Muqdisho . Qoraal kooban oo  uu bartiisa face buugga soo dhigay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Soomaaliland Cabdirisaaq Khaliif ayuu uga hadlay kulanka  ay wada yeesheen isaga iyo odayaasha dhaqanka ee ku sugan...
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ayaa ka bilaabay degaano katirsan Gobolka Galgaduud wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab, iyaga oo degaano kala wareegay Al-Shabaab.   Ciidamada ayaa degaannada ay la wareegeen waxaa kamid ah Baraag sheekh Caamir , Tixle, Cali heelle, iyo Ceel Cali Axmed oo dhammaantood ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo u warramay VOA ayaa u jawaabay taliyihii hore ee NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe oo dhaliilay wajiga labaad ee dagaalka lagula jiro Shabaab Sanbaloolshe ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay isku koobtay qorshaha dagaalka wejiga labaad, oo sida la wada ogyahay wajigiisi...
Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo La-taliyaha Istaraatiijiyada iyo Iskaashiga Mudane Maxamed Cumar Macalin ayaa ka qeyb-galay shir ay isugu imaadeen Hay’adda ka shaqeeyo arrimaha binaadaninada oo loogu hadlaayay xaalada Baardheere. Shirkan ayaa shir Gudoomiyey Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha, federaalka iyo dibu hishiisiinta Mudane Axmed Macalin...
Digniin ayaa laga bixiyay fatahaado weyn oo uu samayn karo webiga Shabeelle kadib markii roobab lixaad leh ay ka da'een buuralayda sare ee Itoobiya. Dad ku sugan magaalada Godey iyo deegaano kale oo katirsan dhulka degaanka Soomaalida, ayaa kusoo waramaya in webiga Shabeelle uu sameeyay sarakicii ugu sarreeyay muddo dhowr...
Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha ciidanka Boliiska hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS Hillary Sao Kanu iyo Sarkiil ay hoggaaminaysay. Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta howlaha wadashaqeynta Boliiska ATMIS iyo taliska Booliska Soomaaliyeed, iyo in Booliska ATMIS ay si buuxda qayb uga qaadan...
 Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo Somaliland ka jira, Faysal Cali Waraabe ayaa taageeray qorshaha ay Somaliland ku dooneyso inay ku soo ceshato gacan ku heyntii magaalada Laascaanood. Afhayeenka u hadlay militeriga Somaliland ayaa cadeeyey in qorshaha Somaliland uu yahay inay awood ku soo ceshadaan gacan ku heynta Laascaanood,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa dhagax dhigay Warshadda Sameynta Burka oo ah tii ugu horreysay ee nooceeda ah ee ganacsato Soomaaliyeed ay ka hirgeliyaan dalka burburkii kaddib. Ra’iisul Wasaaraha oo dhiirri-gelinaya maalgashiga Warshadaha iyo Waxsoosaarka beeraha ayaa ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed ee hirgelinaya warshaddan, isaga oo...
Abshir Axmed Macalin oo muddo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada qeybta 60-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ee ka howlgalla degaannada Maamulka Koonfur Galbeed. Ninkaan ayaa ka tirsanaa qeybta ay Al-Shabaab ugu yeerto Jabhadaha, wuxuuna sheegay inuu ka soo dagaalamay qeybo kamid ah gobolka Baay oo...
 daawo Xasan Sh oo Xoog Ku Galay Aadan Yabaal + Dagaal Xoogan,halka R/w Xamze uu ku Dhawaaqay Go'aan... hoos ka daawo https://youtu.be/1gg8tZoUTeg