Ergeyga xogahayaha guud ee QM ee Soomaaliya James Swan oo la xiriirtay doorashada madaxweynaha Jubaland.
Warqaddaas oo loo diray guddiga doorshada Jubaland ayuu Swan ku sheegay in natiijada doorashada madaxweynaha Jubaland aysan heli doonin taageero buuxda, haddii aan hanaanka doorasho lagu sameyn is-beddelo ay dalbatay beesha caalamka.
Warqad kasoo baxday wasaaradda...
Boqortooyada UK, 7 qof ayaa geeriyoodeen ka dib markii ay qaateen tallaalka Oxford-AstraZeneca, halka 30 qof oo kale ay ka sii dartay xaaladdooda ka dib markii ay tallaalka ku qaateen Ingiriiska.
Sarkaal caafimaad ayaa sheegay in tallaalka kadib, qof walba uu bilaabay inuu ka cabto dhiig xinjirow.
Bishii Maarso ee bishii...
Taliyihii Guutada 12aad ee Ciidamada Somaliland ee aagga Maraagga ee bariga magaalada Laascood, ayaa la rumaysanyahay in uu kamid yahay askar ay saaka ciidamada SSC Khaatumo qabteen.
Bootaan ayaa kamid ahaa saraakiisha ugu caansan ee ciidamada Somaliland ka dhex muuqday tan iyo markii uu bilaabmay dagaalka Laascaanood 8 billood ka...
labo sano ayaa kasoo wareegtay weerarkii Al-Shabaab ay weerartay hoteelka Dusit D2 ee bartamaha magaalada Nairobi, halkaas oo ay ku dileen 22 qof.
Sanad guuradan ayaa imaaneysa iyadoo magaalada Mandheera Kenya, oo kutaala xadka Soomaaliya ay kusii kordhayaan weerarada kaga imaanaya Al-shabaab iyadoo laga cabsi qabo inay la wareegaan gacan...
Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed ayaa sheegay, in Markab kamida maraakiib siday xoolo laga qaaday dakadda Berbera uu Sucuudigu dib usoo celiyay, kadib markii qaar kamida xanuun laga helay.
Wasiirka oo xafiiskiisa ugu waramay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay sameeyeen dadaal badan sidi...
Madaxweynihii hore ee Puntland iyo raysal wasaarihi hore ee Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay xaaladda ay haatan Soomaaliya marayso in ay sabab u tahay shakiga laga qabo in madaxda dowladda federalka ay doonayaan in ay doorashada musuq maasuqaan.
Cabdiweli Gaas oo wareysi siiyay idaacadda maxaliga ah ee Daljir,...
Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da ayaa maanta oo Isniin ah bilaabi doonto banaamij cusub oo maqal iyo muqaal ah (telefishin) oo maalinle ah. Barnaamijkaas oo socon doona muddo 15 daqiiqo ah, ayaa waxaa la baahin doonaa Isniinta illaa iyo Jimcaha.
Barnaamijkaan ayaa laga sii deyndoonaa xaruunta laanta af-Soomaaliga ee BBCda...
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)
Waxaa galabta magaalada Muqdisho lagu gaaray heshiis lagu soo afmeeray qalalaasihii ka dhashay mudo kororsigii Farmaajo ee 25-kii bishii April ka dhacay magaalada, ayada oo la isku raacay in ciidamada laga saaro magaalada.
Heshiiskan ayaa waxaa lagu gaaray kulan galabta ka dhacay caasimadda oo ay ka qeyb galeen, Ra’iisul Wasaare...
Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Mahadi Cumar Muumin ayaa ku eedeeyay siyaasiyiinta hubaysan ee dowladda in aysan fulin amarkii kasoo baxay madaxweynaha Soomaaliya ee lagu xakamaynayay hubka nuucyadiisa.
Taliyaha ayaa sheegay inay ciidamada dowladdu bilaabeen howlgal lagu xaqiijinayo amniga magaalada Muqdisho, sidaas darteedna aan la aqbali karin in magaalada Muqdisho...

















