Saturday, October 24, 2026
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Dagaal xoogan oo iminka ka qarxay Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho Dagaalka ayaa u dhexeeya Ciidamada DowladdaTFG_da soomaaliya oo garab ka helaaya Ciidamada AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab oo dhinac ah Weerarkaani ayaa lagu soo waramaaya in ay duulaanka soo qaaday...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Ciidamada ammaanka ee dalka Masar gaar ahaan kuwa baarista iyo Kastamka ee dekedda Boor-Siciid ayaa qabtay hub badan oo la sheegey inuu kusoo wajahnaa dalka Soomalaiya. Hubkan oo ku jirey Kunteendhar, tiradiisuna ay tahay 9940 qori wuxuu markabka sidaa ka yimid deked ku...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Dagaalkaani oo ahaa mid xooggan ayaa dhex maray ciidamada Dwladaha Islkaashanaya Ee Kenya iyo kuwa dowladda TFG-da Soomaaliya oo Oo Dhinca Ah iyo Xarakada Al-shabaab. Dagaalkaasi Ayaa Lagu Soo Waramayaa In  Uuu Khasaare badan kala gaarey labadii dhinac ee uu dhex maray, Ugu yaraan 11-qof...
Magaalada Muqdisho waxaa maatna laga xusayaa sanad guuradii 52-aad ee kasoo wareegtey asaaskii xoogga dalka Soomaaliyeed. Munaasabaddan oo ku beegneyda 12-ka April ayaa xiligaas loo baajiyey sababo la xiriira dhinaca ammaanka. Xuskan oo noqonaya kii ugu balaarnaa ee in mudo ah magaalada Muqdisho ka dhaca waxaa ka qayb gelaya tira badan...
 Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliya Ee Warsom Ammaanka caasimadda Muqdisho ayaa saakay si weyn loo xoojiyay, waxaana xeran waddooyinka magaalada, halkaasi oo ay ku sugan ciidammada sida gaarka ah u Tababarran ee Alpha Group, xilli ay magaalada ka socota dabaal dagga sannad guurrada 52-aad ee ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed. Ciidammada Alpha Group ayaa...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Prof. Cabdiweli Maxamed CaliGaas Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi caalami ah ee ka tirsan  xubnaha ugu sareeyo ee gudiga madaxa banaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadanimadda Islamarkaana manta soo gaaray muqdisho. Wafidiga Iyo Gaas ayaa waxay ka wada...
Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Wufuud balaaran oo uu horkacayo wasiir ku-xigeenka arimaha dibadda ee dalka Kenya ayaa maanta soo gaarey magaalada Muqdisho. Garoonka Aadan Cadde Oo Ay kazoo  degeen duhurnimadii maanta ayaa waxaa soo dhoweeyey madax badan oo ka tirsan dowladda TFG­=da Soomaaliya. Mudaneyaal Baarlamaanka ka tirsan iyo Mas’uuliyiin...
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed EE Warsom  Dowladda Falastiin ayaa shaacisay inay safaarad ka furanayso magaalada Muqdisho islamarkaana denjire cusub usoo magacaabatay dalka Soomaaliya. Kaamil Cabdallah Danjiraha Falastiin  ayaa maanta waraaqihiisii aqoonsiga ku wareejiyey madaxweynaha Soomaaliya Shiriif Sheekh Axmed Islamarkaana Uu ka gudoomay Shariif. Sidoo kale Wuxuu sheegay inay sharaf u tahay islamarkaana...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)   Xarakada Al-shabaab ayaa faah faahin ka bixiyay Hubkii dhawaan laga helay deegaanka Siinka Dheer iyadoo Talisku sheegay in hubkaasi loo bandhigi doono Shareecada Islaamka Sheekh C/Caziiz Abu Muscab Afhayeenka Ciidanka Xarakada Al-shabaab  Oo wareysi siinayay Mid Ka Mid Ah Idaacadaha Ku Hadla Afka Al-shabaab ayaa ...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Mr Gaas Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqday Saldhigga dhexe ee Magaalada Muqdisho, kaa oo ay ku jiraan maxaabiis aad u badan, kuwaa oo dambiyo kala duwan xabsiga ugu jira.   Ra’iisul Wasaaraha Ayaa waxaa booqashadda xabisgga ku wehlinayay Wasiirka Gaashaandhigga ee dowladda...