Ka Dib Markii uu Madaxweynaha Madowga Mareykanka Brack Obama Uu Shaaciyey In Ciidamada Mareykanka ay Dileen Hogaamiyaha Urur Weynaha Shabakadda Islaam ee Al Qaacida ayaa waxaa hadalkaasi Riyada ah Si Weyn U Soo Dhaweeyey Hor Joogayaal fara badan Oo ka Tirsan Kuwa Korboodaya Wadamada Muslimka Sida Madaxda TFG Soomaaliya
Madaxweyne...
Wararka Naga Soo gaaraya Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa Sheegaya In Xarakadda Mujaahidiinta Al Shabaab ay la wareegeen gacan Ku haynta Degmada garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo
Saacadihii la Soo Dhaafay Ayaa waxa Dagaal Xoogan Uu ka Socday qaybo fara badan Oo ka Tirsan Gobolka Gedo gaar ahaan...
Ka Dib Markii ay Soo Ifbaxeen Tuhuno ay qabaan weriyaal Ku waashay Sharuur Kaasoo Ku Aadan In Afhayeenka Gobolka banaadir Mudane Maxamed C/laahi Cariig uu musuq maasuqo Lacagaha Sharuurka ee Loo Soo mariyo Dhankiisa ayaa waxaa dacwad Lagu Gudbiyey Mudane Cariig.
Weriyayaashaan oo aad U fara badan ayaa waxa ay...
Maxamed Maxamuud Dhoore oo Ka Mid Ah Weriyayaasha Muqdisho Uga Warama laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da Ayaa Maanta isku Bedelay fanaan Ka Dib markii U Hees Wadani ah Ka Qaaday xaflad loogu dabaal dagayey Munaasabadda 1-da May oo Ah maalinta Shaqaalaha Aduunka
Weriye Dhoore oo Ka Mid Ahaa saxafiyiinta Lagu...
warar goor dhaw soo saareyn masuuliyiin ka tirsan midowga reer yurub ayaa waxa ay sheegayaan in ay joojin doonaan qarashaadka taakuleyna ah ee ay la garabtaan yihiin dowlada TFG-da iyo ciidamada shisheeye ah ee ku sugan gudaha magaalada muqsiho hadii masuuliyiinta ugu sareysa dowlada TFG-da ay diidaan in ogaladaan...
Xarakada Mujaahidiinta al Shabaab ayaa maanta Weerar Culus Ku Soo qaaday Fariisimaha Ciidamada Shisheeye ay Kuy Lee Yihiin Wasaaradii Hore ee gaashaandhigga
Weerar Gaadmo ka Dib ayaa waxa Bilawday Dagaal Fool ka Fool ah oo Dhex Maray Ciidamada Shisheeye oo Is Difaacaya Iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Weerar ah
Khasaaraha dagaal...
Kulan ay isugu yimaadeen xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed ayaa waxaa lagaga hadley arrimo beryahan dhagaha shacabku ilaaween oo lagu xasuusto dawladii digteytarka aheyd kaasoo ah dadku ma shiri karaan ma banaan bixi karaan ma wada hadli karaan iyo erayo cajiib ah oo kasoo yeerey xukuumada uu hugaamiyo farmaajo
waxaana dood...
Muwaadinin somaliyed ayaa dhac iyo dhaawac baahsan loogu geystay gudaha wadanka south afrika Ka Dib Markii habenimadii xalay aheyd ay qawleysto south afrikanah weerar kusoo qaaden dukaan ay kuganacsanayen muwaadiniin somaliyed oo ku Yaalay tuulo lagu magacabo khaliija oo qiyaastee 35km ujirta magalada ceptown ee wadanka south afrika
Burcada soo...
C/raxmaan Maxamed Faroole oo maanta kulan la qaatay saraakiil ka tirsan Dowladda Mareekanka ayaa waxay ka wada hadleen arimo ku aadan Augost iyo sida laga yeelayo TFG-da
Kulankaani oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa uu qaatay mudo saacado ah iyadoo labada dhinacna aya ka wada...
Dagaalkan oo udhaxeeyey Cutubyo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab & Malayshiyaad Gadaal ay kasooriixayso Itoobiya ayaa maanta swaxa Uu ka Dhacay Inta U Dhaxeysa Degmooyinka garbahaarey Iyo Beled xaawo ee Gobolka Gedo
Wararka nagasoogaraya Deegaano udhaxeeyo B/xaawo & Garbahaarey ayaa shegaya in Ciidamo katirsan Mujaahidiinta Alshabaab
ay weerar kuqaadeen Maleyshiyaad katirsan TFG-da...








