Wararka Soomaaliya (Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Dagaalkaani oo ka dhacay Deegaan lagu magacaabo Jiiro Med-sheekh ayaa qarxay kadib markii kolonyo ciidamada Itoobiya ka tirsan oo halkaas marayey ay Shabaabku soo weerareen.
Iska hor imaadkaas ayaa ahaa mid xoogan waxaana jirta khasaare soo kala gaarey dhinacyadii uu dhex maray Dagaalkaasi.
Xarakada Al-shabaab...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Maxakamadda derejada 1-aad ee gobolka Bari ayaa maanta xukuno kala duwan ku ridey rag lagu soo eedeeyey inay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab.
Ragga maanta la xukumay oo ay tiradoodu Gaareyso Ilaa Iyo 9-Dhalinyaro ayaa lagu ridey xukunno isugu jira dil iyo xarig ah...
Yuusuf Cali Waxaa Meesha Ka Hadlay G/ hore ee degmada ayaa waxa uu sheegay in uu ku faraxsan yahay in xilka uu ku wareejiyo Gudoomiyaha cusub, isaga oo ugu baaqay Gudoomiyaha, ciidamada iyo shacabka in ay wada shaqeeyaan islamarkaana Ay U Shaqeeyaan Shacabka Reer C/casis.
C/laahi Fanax oo isna hadlay...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Xarakada Al-shabaab ayaa xalay duqeeyey qaar kamid ah fariisimaha ay ciidamada Dow;ada TFG-da iyo kuwa Itoobiya kaga sugan yihiin magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Goobaha xalay la duqeeyey oo ay hoobiyeyaal dhowr ahi kusoo dheceen ayaa waxaa kamid ah xarunta madaxtooyada iyo garoonka...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararaka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhow u ambabaxay Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo uu uga qeyb geli doono shir Madaxda Midowga Afrika ay leeyihiin iyo shir gaar ah oo howl galka Soomaaliya Ay Kaga Hadli Doonaan Madaxda Dowlada...
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Xisbiga Midnimada Jamhuuriga soomaaliyed ayaa uga digay shacabka Somaaliyed iney ku dhaqmaan isla markaana ogolaadaan qabyo qoraalka dastuurka cusub ee loo sameynayo dalka kaasoo ay wadaan dowlada KMG Somalia iyo heyadaha Qaramada Midoobay qaarkood.
Ku-simaha gudoomiyaha ahna gudoomiye ku-xigeenka xisbiga midnimada Jamhuuriga Somaaliyeed Cali Maxamed...
Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Prof Cabdiweli Maxamed Cali Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta la hadlayey qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey soo afjaridda Xilliga Kala guurka ah, iyo qorsheyaasha Roadmapka Ee Dowlada TFG-da.
Mr.Gaas ayaa ugu horreyntii sheegay in heshiiskii Soomaalida ee...
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Dagaal xooggan oo u dhexeeyey ciidamada Dowlada TFG-da iyo kuwa Ahlusunna oo iskaashanaya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo.
Dagaalka oo ahaa mid muddo kooban socdey islamarkaana si aad ah looga dareemay magaalada Baardheere ayaa ka dhacay...
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Shilkaani Gaari oo khasaare geystey ayaa barqanimadii maanta ka dhacay inta u dhexeysa degmooyinka Qardho iyo Garoowe.
Qasaaraha Shilkaani Geestay gaari oo ka dhacay meel u dhow deegaanka Xaaji-khayr, ayaa waxaa galay gaari nooca waaweyn ee xamuulka qaada ah.
Dhaaawacyada Ayaa waxa ay...
Wararka Soomaaliyeed (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Madaxweynaha dowladda TFG-da Soomaaliya ayaa magaca ka badalay degmada Wardhiiglay ee magaalada Muqdisho kadib munaasabad maanta ka dhacday magaalada Muqdisho
Munaasabadaani ka dhacday Xarunta Maamulka gobolka Banaadir oo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa maanta...








