Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa 23-kii January magaalada Davos ee dalka Switzerlannd kulan kula qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) Christine Lagarde, kadib markii uu soo dhamaaday shirkii dhaqaalaha Adduunka.
Labadan masuul ayaa waxa ay ka wada hadleen kaalmada Hay’adda IMF ee Soomaaliya, gaar...
Booqashadan oo qaadatay ku dhawaad bil ayuu madaxweynuhu ku tagay deegaanno ka tirsan Puntland iyo Galmudug, iyadoo socdaalkan uu ahaa kii u horeeyay ee taariikhda Madaxweyne Soomaaliyeed ku tago deegaano iyo magaalooyin dhowr ah, tan iyo burburkii dowladda dhexe.
Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safarkiisa ku soo gunaanuday degmada taariikhiga...
Waxaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow iyo guddoomiyaha xilka laga qaaday Taabit Cabdi Maxamed.
Kulan ayaa waxaa ka qeybgallay Wasiiro, Taliyeyaal, iyo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Eng. C/raxmaan Yariisow ayaa caawa gurigiisa ku booqday Guddoomiye Taabid Cabdi, waxaana...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Seylici iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban golayaasha xukuumada ayaa soo gaarey Gobolka Sool.
Wafdigan ayaa gaadhey degaanada muranku kala dhexeeyo Puntland, waxaanu soo maray fariisimada ciidamada Somaliland ee deegaanka Tukaraq.
Seylici waxa uu Tukaraq kula kulmay odayaal degaankaas ka soo jeeda, saxaanu uga waramay...
Ciidamada Lugta Turkiga oo wata taangiyada dagaalka, ayaa Axadii gudaha u galay Waqooyiga Syria, si looga takhaluso dagaal-yahanada Kurdiyiinta Syria, iyadoona uu ujeedku yahay in laga saaro deegaanada ku teedsan xadka labada dal.
Dowladda Turkiga, ayaa Sabtidii qaaday guluf ballaaran oo ay qayb ka yihiin diyaaradaheeda dagaalka, ka dib markii...
Ra’iisul Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhaw oo maanta ah u anbabaxay magaalada Geneva ee dalka Switzerland, halkaasoo uga qeyb galayo shirka dhaqaalaha adduunka.
Kulanka ka furmaya magaalada Geneva ayaa waxaa ka qeyb geli doona Madax ka socota Qaraadda Afrika, waxaana si gaar ah looga hadli doonaa kobaca dhaqaalaha...
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in Maqaamka gobolka Banaadir uu yahay mar walba arrin Dastuuri ah oo waajib ku ah sida uu hadalka u dhigay cid kasta oo tallada dalka heysa.
Arrintan ku saabsan ka hadalka Maqaamka gobolka Banaadir ayaa dood weyn ka dhax-dhalisay...
Laacibkii hore ee kubadda cagta George Weah ayaa maanta loo dhaarinayaa xilka madaxtinimada ee dalka Liberia kadib markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dalkaas.
George ayaa u soo ciyaaray kooxaha Ac Milan, Chelsea iyo kooxo kale waxa uuna noqday afrikaanka kali ah ee ku guuleystay abaalmarinta Ballon.
Waxa uu badalayaa...
Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay furitaanka faraca Jaamacadda Umadda ee magaalada Caabduwaaq ayaa ugu baaqay bulshada ku dhaqan deegaannada Galmudug in ay ka wada shaqeeyeen xoojinta midnimada iyo nabadda.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladdu ay kor u qaadeyso fursadaha waxbarashada lacag la’aanta ah ee ay ka...
Ciidamada Booliiska dalka Masar ayaa xiray 14 qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah, kuwaa oo laga soo qab qabtay xaafaddo ku yaalla degmada Nasri City oo ah meel si weyn Soomaalida ay u degan yihiin.
Dadka la xir xiray oo isugu jira Arday iyo Qaxooti ayaa waxaa loo gudbiyay saldhig ku...
















