Ciidamada AMISOM ayaa leysku afgartay in ay qeyb ka noqdaan ciidamada xasilinta Caasimada oo markii hore ka koobnaa Ciidamo ka tirsan Nabad sugida, booliiska iyo kuwa Milatariga.
Kulan shalay dhaxmaray Wasiiradda Amniga iyo taliyayaasha ciidamada ayaa la isku raacay in ciidamada AMISOM qeyb ka noqdaan ciidamada xasilinta ee ka howlgala...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu diyaariyay ciidamo isku dhaf ah oo sugaya ammaanka guud ee magaalada Muqdisho, si looga hortago Arbushaad dhacda.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa sheegay in ay mudnaanta koowaad siinayaan arrimaha amniga, waliba si ka duwan sidii hore.
Wuxuu...
Dowladda Ciraaq ayaa lagu waramayaa in ay dil ku xukuntay ku dhawaad ilaa 15 haween Turki ah, kuwaa oo ay ku eedeysay in ay ka tirsan yihiin Ururka la baxday dowladda Islaamiga ah.
Maxkamad ku taala dalka Ciraaq ayaa sheegtay in haweenkan qirteen in ay dhaxeen sida ay maxkamadu hadalka...
Dowladda Soomaaliya ayaa u muuqata mid la dadaalaa dhaceysa sugida Amniga magaalada Muqdisho kaddib weerarkii kooxo hubeysan ka geysteen habeennimadii Jimihii ina dhaafay.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa ciidamada millitariga Soomaaliya ee ka imaanaya Shabeelooyinka uga digay in ay Hubka waa weyn la soo galaan gudaha...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay wadi doonto taageerada dhinaccyada sahayda iyo lacagaha isugu jirta ee ay siiso Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya qeybahooda kala duwan.
Antonio Guterres Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Hay’adda ay ka go’an tahay taageerada Soomaaliya, si wax badan looga qabto la dagaallanka argagixisanimada.
War...
Wafdigan oo uu horkacayay wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya Eng. Saadaq C/laahi Cabdi islamarkaana ay qeyb ka ahaayeen safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar, Madax ka socotay midowga dowladaha hoose ee Turkiga iyo ganacsato u dhalatay dalkaasi ayaa soo gaaray Kismaayo.
Wafdiga ayaa markii uu kasoo...
khadra gaydh
Guddoomiye ku xigeenkii Hay’adda Dhawrista Tayadda Somaliland Khadra Xaaji Gaydh ayaa sheegtay inay iska casishay xilkaasi loo magacaabay.
Khadra Xaaji Gaydh oo maanta xilkii agaasimaha Madaxtooyadda ku wareejisay agaasimaha cusub ee madaxtooyadda Maxamed Cali Bille ayaa munaasibada ka sheegtay in xilkii kale ee madaxweynuhu u magacaabay ka cudur...
Amiirka Qadar Sheikh Tamim bin Xamad Al Taani ayaa ku tilmaamay dagaalka ka socda bariga Ghouta ee duleedka Dimishiq danbi ka dhan ah Aadminimada.
Sheikh Tamim oo fariintaan soo dhigay bartiisa Tuwitter ka ayaa yiri “ilaalinta dadka rayidka ah ee Suuriya waa masuuliyad saaran beesha caalamka, oo aan indhaha laga...
Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambaliyeeyay Amiirka iyo shacabka dalka Kuwait sanad guuradii 57aad ee ka soo wareegtay xurriyadda dalkaas.
Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay farxadda la qeybsanayaan walaalaha Kuwait oo u dabaal dagayay maalintan qiimaha badan ee xornimada ay ka qaateen gumeystihii Ingiriiska.
Madaxweyne Farmaajo...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa booqasho rasmi ah oo qaadan doonta maalmo wuxuu ku bixin doonaa afar dal oo Africaan ah.
Madaxweynaha Turkiga ayaa booqanaya dalalka kala ah:- Algeria, Mauritania, Senegal iyo Mali, waxaana uu kulamo la qaadan doonaa madaxda wadamadaas uu kala hadli doono arimo kala duwan oo...

















