Friday, August 28, 2026
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ciidamo cusub oo dheeraad ah dhowaan la geynayo xuduuda ay wadaagaan dalalka Kenya iyo Soomaaliya, kaddib weerarro laga cabsi qabo in Al-shabaab ay geystaan. Wasiirka Amniga Kenya oo booqday gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa socdaalkiisa waxaa uu la xiriiray u kuurgalida xaaladaha...
  Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayay u egtahay in uu durba bilaabay ololihiisa doorashada sanadka 2020-ka, wuxuuna magacaabay agaasimaha doorashadaas. Waxaa xilkan agaasimaha ololaha doorashada Trump 2020-ka loo magacaabay Brad Parscale oo horey uga tirsanaa shirkadda Trump, hawlo badane ka qabtay ololihii 2016-kii. Waxaa la sheegay in Trump uu yahay madaxweynihii ugu...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya dagaal culus subaxnimadii hore ee saakay uu halkaa ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalkan oo bilowday Aroortii hore ee saakay ayaa socday saacado dhower ah, wuxuuna dagaalka yimid kaddib markii ciidamada dowladda federaalka ay weerarreen deegaanka oo...
Dowladda Uganda ayaa 2-da bisha March ee soo socota marti gelin doona shir gaar ah oo ay yeelanayaan Madaxda dalalka Ciidamada ka jooga Soomaaliya ee howl galka Midowga Afrika (AMISOM). Kulanka ayaa daba socda shir bishii September ee sanadkii 2017 ka dhinac furmay shirkii Golaha Guud ee Qaramada Midoobey ee...
                  Wafdi ka koobnaa wasiiradda amniga, arimaha gudaha iyo Warfaafinta Jubbaland ayaa gaaray magaalada Baardheere ee gobolka Gedo halkaa oo ay kusoo dhaweeyeen masuuliyiinta maamulka degmada Baardheere. Wasiirka wasaaradda warfaafinta, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyadda Jubbaland Mudane C/nuur Cali Aadan oo la hadlay Shabakadda Warsom ayaa sheegay in ujeedooyinka ay u tageen Baardheere...
Go’aankan ayaa yimid kaddib markii Ruushka uu diidmada qayaxan kala hor yimid qaraar qabyo-qoyaal ahaa oo ay soo jeedisay dowladda Britain, kaa oo si gooni ah farta ugu fiiqayay dowladda Iiraan in ay jebisay cunaqabatayntii hubka ee Qaramada Midoobey ku soo rogtay dalkaasi Yaman. Xukuumadda Moscow ayaa intaa kaddib soo...
Madaxweynaha cusub ee dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa magacaabay golahiisa cusub ee wasiirada, toban maalmood uun kaddib amrkii uu xukunka dalka kala wareegay Jacob Zuma. Wasiirkii hore ee maaliyadda Nhlanhla Nene oo kal hore uu xilka ka qaaday madaxweyne Jacob Zuma ayaa hadda mar kale xilkaasi loo soo magacaabay. Dhawr...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa fiidkii gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, halkaasoo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadan doonta. Wafdiga uu hor-kacayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa goroonka diyaaradaha magaalada Abu-dhabi si diiran...
Guddiga Amniga ee Golaha Shacabka ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka dalbatay in Baarlamaanka ay horkeento sharciga xaqsiinta ciidamada. Guddiga ayaa sheegay in Wasaaradda looga baahan yahay in si deg deg ah Baarlamaanka ay u horkeento sharciga xaqsiinta ciidamada maadaama sida uu sheegay yahay sharci muhiim u ah ciidamada...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan jirin wararka ay sheegaya sheegay in xarig iyo jirdil kula kacaan dhalinyarada ka soo baxsanaysa dhaq dhaqaaqa Al-shabaab. Arintan ayaa soo ifbaxday kaddib markii ay dhalinyarada Kenya ee dega magaalooyinka xeebta dhaca ay bilaabeen in ay ka baxsadaan howlgalladda ciidamada Kenya oo la sheegay...