Shan Askari oo ka tirsan ciidamada Kenya ayaa lagu dilay saddex kalana waxaa ka soo gaaray dhaawacyo halis ah, kaddib markii Al-shabaab ay weerareen Labo Saldhig ciidan oo ku yaala deegaanka lagu magacaabo Fino oo ka tirsan degmada Mandera.
Guddoomiye ku-xigeenka degmada Lafey Eric Oronyi in weerarkan oo dhacay 1am...
Shirka Guddiga Amniga Gobolka Benaadir oo guddoominayey Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow oo ay ka qeyb galeen guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maxamed C/laahi Maxamed, taliyeyaasha qeybta gobolka ee ciidamada Millatariga, Booliska, Nabad-sugidda iyo Asluubta ayaa waxaa looga wada hadlay afar qodob oo mudnaan u leh ammaanka Caasimadda.
Waxaa...
Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda maanta oo Jimco ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 2-bisha March 2018, waxaa ka furmaya shir fursad u siinaya in laga xaajooda Xaaladda haatan ka taagan Soomaaliya.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Uganda ayaa sheegtay in Shirka ay isugu imaanaya madaxda dowladaha ay ciidamada ay...
Wararka ka imanaya deegaanka Siinka Dheer ee dulleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in goor dhaw uu ka dhacay Qarax Ismiidaamin ah.
Wararka ayaa sheegaya in gaari kuwa yar loo adeegsaday weerarka is qarxinta, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo.
Dad ku sugan goobta uu Qaraxa ka dhacay ayaa warbaahinta...
Maalinta berri ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda uu ka furmo shir looga hadli doono xaalada Soomaaliya.
War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Uganda ayaa lagu sheegay in Shirka ay isugu imaanaya madaxda dowladaha ay ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya gaar ahaan ciidamada Midowga...
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shalay booqday taalada loo dhisay halgamayaashii shuhadada ee Ciidamada Imaaraadka ee loo yaqaano Waaxatu Karaama.
Kheyre ayaa waxaa booqashadii waxaa ku wehliyay Sheekh Khalifa Bin Dhahnuun bin Mahamed Alnahyan oo ah Agaasimaha arrimaha Qoysaska Shuhadada ee diiwaanka dhaxal sugaha Imaaraadka Caraabta,
Waxaa uu Ra’iisal...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Caasimadda Cabdirixmaan Cumar Cusmaan Yarisoow ayaa sheegay in olalihii nadaafadeed ee ugu ballaarnaa laga sameyn doono magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in Todobaadka Nadaafadda oo bilaabanaya maanta oo Khamiista ah ee ay ka qeyb qaadanayaan dhammaan hay’adaha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyadoona Olahala Todobadkan xoogga lagu...
Danjire Francisco Madeira Wakiilka gaarka ah ee howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa ugu mahad ciliyay Dowladda Mareykanka qalab shalay ay gudoonsiiyeen, qalabkaas oo ciidamada AMISOM ka caawin doono sahanka iyo arimo kale.
Madeira ayaa hadalkan ka sheegay munaasabad uu ku guudoomayay qalab cusub oo ay ugu deeqday dowladda Mareynka oo...
Dowlada Soomaalia ayaa sheegtey in xaalad adag oo biyo yari ah ay ka jirto magaalooyinka qaarkood iyo dhulka baadiyaha ah, ayna ku talo jirto mustaqbalka dhow in dadka qaarkood loo sameeyo biyo dhaamin iyo ceelal qodis si looga hortago dhibaato ka dhalankarto biyo la’aan.
Wasiirka Khayraadka iyo biyaha Somalia Saalim...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Dhuusa-Mareeb u tagay isku dhafka ciidamada Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca.
Socdaalka Xaaf iy Dhuusa-Mareeb ayaa noqonaya kii labaad tan iyo markii Galmudug iyo Ahlu Sunna isku biireen, iyadoo bishii hore isaga iyo madaxweyne Farmaajo ay isla tageen oo ahaa safarkii...

















