Tuesday, August 25, 2026
Maamulka degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Sarkaal sare oo ka Tirsan Al-shabaab, kaasoo ay sheegeen inuu dhibaatooyin ku hayay shacabka degmadaas ku nool. Taliyaha Saldhigga Booliiska Qoryooley, Axmed Gaaboow Buulle oo la hadlayay qaybaha Warbaahinta ayaa sheegay in sarkaalkaan lagu qabtay hawl-gal ay...
Kulanka shalay ka dhacay Hoteelka Jaziira ee Muqdisho oo ay ka qayb-galeen Waxgarad, Siyaasiyiin Oday-dhaqameed, Haweenka & dhallinyarada mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa laga soo saaray bayaan muhiim ah. Isku-imaatinkan ayaa lagu sheegay inuu Ujeedkiisu ahaa sidii loo mideyn lahaa Siyaasada Beeshaan oo degta Muqdisho iyo Ceelbuur, Galguduud,...
Raisul wasaaraha dalka Giriiga ayaa sheegay in dalkiisa haatan wixii ka dambeeya uusan diyaar u ahayn inay soo galaan qaxootiga kusoo qulqulaya kuwaasoo badankoodu doonayaan inay uga sii gudbaan dalalka kale ee Yurub. Maanta ayaa waxaa la filayaa in Turkiga oo meelaha ay kasoo galaan qaxootigu Yurub ka mid ah...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa kula Dar-daarmey Baarlamaanka Federaalka Somalia iyo Shacabka Soomaaliyeed in ay Adkeeyaan midnimada. Xasan Sheekh ayaa hadalkan ka sheegay Xaflad Casho-sharaf ahayd oo lagu maamuusayay Xiritaanka Kal-fadhiga toddobaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Xalay lagu qabtey Muqdisho. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Tilmaamey in Baarlamaanka Federaalka...
Inta la og-yahay qof Shacab ah iyo Askar ka tirsan kuwa Jabuuti ee AMISOM oo aan si Rasmi ah loo shaacin tiradooda ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay goor dhaw garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Dad goob-joogayaal ah ayaa warsom u sheegay in qaraxu ka dhacay Bar-koontarool oo...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Wada-shaqeynta Gobolka iyo Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Xoojinta Amniga Caasimadda Somalia ee Muqdisho. Kulankan oo ay ka Qayb-galeen Mas'uuliyiinta Gobolka Banaadir, Guddoomiyeyaasha degmooyinka Muqdisho, taliyeyaasha ciidamada Gobolka, iyo Mas’uuliyiin kale ayaa madaxweynaha wuxuu ka jeediyay khudbad uu ku dhiirri-gelinayo dadku inay si...
Muwaadiniin Somali ah oo tiradoodu ahayd toddoba qof uguna xirnaa Dalka Kenya Burcad-badeednimo muddo toddoba sano ah ayaa dib loogu soo celiyay Somalia, waxaana goobjoog ka ahaa sii-dayntooda danjiraha Soomaaliya u farahiya dalka Kenya, Jamaal Maxamed Xasan. Toddobadan qof ee Soomaalid ah ayaa ku xirnaa muddadaas sannadaha ah xabsi ku...
Ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan dad shacab ah ayaa ku dhintay, tiro ka badan 10 qof oo kale oo ay askar Itoobiyaan ahi ku jireena waxaa  kasoo gaaray dhaawacyo qaraxyo badan oo maanta ka dhacay gudaha Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Dadka ku dhintay Qaraxyadii manta ayaa...
Kulan Xal loogu Raadinayay xiisad salka ku haysa dhul-daaqsimeed ku yaalla duleedka Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, kaasoo dhawaan maamulka Puntland ka sameeyeen Koontarool. Shirkaan oo ka dhacay Tuuladda Buura-wadal oo Magaalada Garoowe Waqooyiga ka xigta 30-km, ayaa waxaa ka Qayb-galay Mas'uuliyiin ka socday maamulka Puntland, Wax-garad iyo madax-dhaqameed, kuwaasoo...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari ayaa maanta rasmi ahaan u xiray Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Somalia. Jawaari ayaa xiritaankii kal-fadhiga ka sheegay in baarlamaanka Somalia uu soo shaqeeyay dhawr bilood ayna ansixiyeen sharciyo badan oo muhiim ah, isagoo xusay in kal-fadhigaan ay qabteen howlo badan, balse kalfadhiga soo...