Shirka Baarlamaannada Afrika (Pan African) oo la qabto Sanad walba Afar jeer oo labo ka mid ah looga hadlo arrimaha Siyaasada iyo Horumarinta Qaaradda Afrika ayaa maanta furmay kaasoo ay ka Qayb-galayaan Mas'uuliyiin ay ka mid ahaayeen; Madaxweynihii Hore ee Mozambique, Madaxweyne ku xigeenka Sierra Leone, Saddex Guddoomiye baarlamaan...
Kenya ayaa sheegtay inay fashilisay Weerar Arga-gaxiso oo ay Damacsanaayeen in ay Dalkeeda ka geystaan Shabakad ku Xiran ISIS, Walow aysan sheegin magaca Shabakadda.
Booliska Kenya ayaa xabsiga dhigay laba haween iyo nin qabay midkood, iyadoo dhanka kalena abaal-gud lacageed dul-dhigtay laba nin oo kale oo baxsad ah.
War-saxaafadeed uu soo...
Wasaarada batroolka iyo macdanta xukuumadda Somalia oo kaashanaysa Shirkad Caalami ah ayaa Dhul-badeedka ku teetsan Koonfurta Soomaaliya waxay ka sameeyeen Xog-ururin ku saabsan Sahminta Shidaalka ee Somalia oo Maalin ka hor soo gaba gabowday.
Wasiirka wasaaradaasi mudane Maxamed Muqtaar Ibraahim oo la hadlay HOL, ayaa faah-faahin ka bixiyay Arrinkaas oo...
Ururka Midowga Yurub ayaa si rasmi ah ugu taliyay inay Muwaadiniinta Turkiga loo ogolaado in Fiiso ama Dal-ku-gal la’aan ay geli karaan dalalka xubnaha ka ah Ururka Midowga Yurub.
Tallaabadaan, ayaa looga gol-leeyahay in lagu xoojiyo heshiis Ururka Midowga Yuurb uu horey ula galay Xukuumadda Turkiga, kasoo ku saabsan Muhaajiriinta...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay xaflad lagu Dhaarinayey guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee dalka ee uu madaxweynahu magacaabay.
Xafladda lagu dhaariyay Guddoomiyaha Cusub ee Maxakmadda sare ee dalka Dr Ibraahim Iidle Suleymaan oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyadda Somalia, ayaa waxaa goob-joog ka ahaa, Wasiirka Arrimaha...
Golaha Ammaanka ee QM ayaa la filayaa wadaa inay ku yimaadaan Somalia socdaal bishan lagu jiro ee May, si ay u Taageeraan Doorashada lagu wado inay dalka ka dhacdo daba-yaaqada sannadkan lagu jiro ee 2016-ka, sida uu sheegay safiirka Masar u fadhiya QM, ahna Madaxweynaha Bishaan ee Golaha Ammaanka,...
Madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa xalay Saqdii dhexe lagu weeraray xerada Xalane oo ku dhaggan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, halkaasoo u ah talis ciidamada Midowga Afrika ee Hawl-galka Somalia .
Shacabka ku nool degmada Degmada Wadajir iyo degmooyinka ku dhaw-dhaw ayaa xusay inay xalay maqleen illaa shan madfac oo...
Warbixin ay soo Saartay Hay’adda u Doodda Xaquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch, ayaa waxay ku sheegtay in Soomaaliya ay tahay dalka ugu adag ee wariye uu ka shaqeyn karo mar loo eego culeysyada ay inta badan saxafiyiintu la kulmaan.
HRW ayaa warbixinteeda ku xustay in suxufiyiinta Soomaaliyeed ay ku...
Bangiga caalamiga ah ee Premier Bank, ayaa maanta ku daah-furay Magaalada Hargeysa, Adeegga cusub ee loo yaqaanno ATM oo fursad fiican u ah Qurbo-joogta iyo dadka Ajnabiga ah, iyagoo Kaararkoodda si fudud ugula bixi kara lacagtooda.
Premier Bank waa Bangi caalami ah oo xidhiidh la leh bangiyo badan oo dalalka adduunka...
Waxaa Maanta Waddanka Australia la Gaarsiiyay Gabar Soomaaliyeed oo shalay isku gubtay Jasiiradda Nauru, halkaasoo Dowladda Austalia ay ku hayso Qoxooti fara badan oo ay Somali ku jirto, Waxaana gabadhan oo ku jira xaalad adag oo dhanka caafimaadka ah lagu daweynayaa isbitaal ku yaala magaalada Brisbane ee dalka Australia.
Gabadhan...

















