Kaddib Wadahadallo ay maalmihii u dambeeyay Jigjiga ku lahaayeen madaxweynaha maamulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed iyo Dhigiisa Dowlad-deegaanka Soomaalida-Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa lagu Guuleystay in ugu dambeyn ay maanta madaxda heshiis kama dambeys ah ka gaaraan shaqaaqooyinkii ka dhacay soohdinta labada maamul u dhexeysa.
Wadahadallada labada dhinac ayaa intii...
Kulan maanta barlamaanka soomaaliya uu su’aalo ku weydiin lahaa R/W soomaliy oo dib u dhac ku yimid.
Kaddib markii Baarlamaanka Soomaaliya maalin ka hor loo Qaybiyay heshiiskii laga soo saaray Madashii Wada-tashiga Qaranka ee Doorashada kaasoo ku saleysan habka ay noqoneyso doorashada qaran ee dalka ka dhici doonto iyo qaabka ay u dhacayso ayaa lagu balan sanaa in ay xildhibaanadda soo aqrinayaan ka dibna su’aalo laga weydiiyo...
Murashaxa ugu cad Xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka, Donald Trump ayaa ku eedeeyay Shiinaha inay isku dayayaan inay ka hor-maraan dalka Maraykanka, iyadoo tani ay noqonayso dhaliil ku wajahan ganacsiga Shiinaha.
Trump ayaa isku soo bax uu ku qabtay gobolka Indiana ee Mareykanka ka sheegay in Xukuumadda Beijing ay mas’uul ka...
Arday ka tirsan kuwa wax ka barta Jaamacadda Muqdisho ayaa ka qayb-galay tababar iyo tartan la xiriira ka Hor-tagga iyo maareynta Musiibooyinka. Tababarka ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay golaha ururka Jaamacadaha dunida u qaabilsan Baaritaanka iyo Samata-bixinta Musiibooyinka ee (International Universities of Search and Rescue) oo xubin ay ka tahay...
Isbitaalka Guud ee Magaalada Laascaanood, ayaa markii u horraysay laga hir-galiyay xarunta kayda-dhiigga, kaasoo ay dhiseen Dhallinyarada Ururka Caafimaadka ee Kaalmo oo xaruntiisu tahay Norway, Waxaana dhisamaha Xaruntan Hir-geliyay Ururka SRO.
Agaasimaha Isbitaalka Magaalada Laascaanood, Bile Xaaji Maxamuud ayaa ku tilmaamay arintan mid faraxad u ah deegaankan madaama aan lagu dhibaatoon doonin...
Jasiiradda Nauru oo Bartamaha Bad-weynta Pacific-gga ku taalla, ayaa waxaa isku gubtay Gabar Soomaaliyeed. Waxaana Gabadhan la dhigay Isbitaal ku yaalla jasiiradaas, waxayna ka mid ahayd qoxooti ay xukuumadda Australia halkaas ku hayso, kaddib markii ay dalkeeda ku galeen dooomo sharci-darro ah.
Sidoo kale, Dhawaan ayaa sidan oo kale, waxaa...
-Roobab mahiigaan ah yaa dhawaan ka daa'aaya Nairobi iyo qeybo badan oo Kenya ah. Roobka ayaa la sheegay inuu saamayn ku yeeshay nolosha iyo isu socodka dadka iyo gaadiidka gobolka Soomaalidu dagto ee Waqooyi-bari Kenya.
Waxaa lagu soo waramayaa in gawaari badan oo xamuul usiday magaalada Mandera ay ku xanniban...
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaashaanka ku dhuftay in muddo laba bilood ah lagu kordhiyo xilliga ay dhacayso doorashada sannadkan 2016-ka la filayo inay dalka ka dhacdo, kaddib markii uu codsi Arrintaas ku saabsan uu u gudbiyay RW Somalia Cumar C/rashiid.
RW Shama’arke ayaa sheegay inuu kala hadlay arrintan guddoonka baarlamanka Somalia,...
Sannad kasta marka la gaaro 01-da bisha May, Waxaa laga xusaa Caalamka oo dhan Maalinta Caalamiga ee shaqaalaha, waxay ururada shaqaalaha iyo xaqlayaasha oo ah dadka bixiya fursadaha shaqo ay sameeyaan munaasabado looga hadlay shaqaalaha iyo sida ay laf dhabar ugu yihiin hab-sami u socodka shaqada.
Munaasabad lagu Xusayay Maalinta...
Iyadoo ay maanta ku beegan tahay 01 May, oo ah Maalinta Shaqaalaha Adduunka ayuu Madaxwaynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu ka jaray Xarigga Dhismayaasha Wasaradaha Howlaha Guud iyo Dib u dhiska iyo Wasaraadda Shaqada iyo Shaqaalaha, waxaana xafladdii Xariga looga jarayey ka qayb galay, wasiirrada wasaaradahaas Inj. Saalax Shiikh...

















