Tahriibe kasta haddii uu Alle ka Samata-bixiyo dhibaatada Bad-weynta marka la weydiiyo sababta ku khasbeysa in uu ka soo haajiro dalkiisa, si fudud ayuu markiiba kugu jawaabayaa shaqo la'aan iyo Ammaan-darro.
Dabcan, shaqo la'aanta ay ka cabanayaan Dhalinyarada haddii aan is-dul-taagno, Waxaa is-weydiin mudan su'aalo dhowr ah, balse ay ugu...
Maxamed Cabdirisaaq oo ahaan jiray Agaasimihii Guud ee hay’ada NDI ayaa maanta uga dhawaaqay Muqdisho Musharaxnimadiisa xilka nadaweyne ee doorashada 2016-ka dhacaysa Dalka.
Murashaxan ayaa hadda ah Asaasaha iyo Agaasimaha Hay’ada Somali One oo ka caawinta Soomaaliya sidii u heli lahayd Nabadeynta, Xasilloonida, Isla-xisaabtan iyo ka shaqaynta dimuquraadiyadda, wuxuuna musharuxa...
Xukuumadda Kenya ayaa Jimcaha maanta ah Shaacisay in aysan marti-gelin doonin wixii hadda ka dambeeya dadka Soomaaliyeed ee qoxooti ahaana u galaya dalkeeda, iyadoo sheegtay inay baqdin ka qabto amni-darro.
“Dowladda Kenya oo tixgelinaysa danaha amniga Qarankeeda, waxay go’aansatay inaysan marti-gelin doonin qoxootiga Soomaaliya ka imaanaya,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed...
Saraakiisha ciidamada Uganda ayaa wada qorshe ay dib ugu eegayaan ciidamadeeda nabad-ilaalinta ah ee ku sugan Somalia iyo Dalka Afrikada dhexe, taasoo u muuqata inay qorsheynayaan inay ciidankooda la baxaan.
Afhayeenka Millateriga Uganda, Col. Paddy Ankunda ayaa sheegay in Guddi gaar ah loo saaray arrintaan si ay talooyin uga soo...
Buugan oo magaciisa la yiraa Muqdisho Yellow Pages ama Buuga Jaalaha Caasimadda ayaa wuxuu kulminayaacinwaanada toban kun oo isugu jira shirkado ganacsi wasaaradaha dawladda,Safaaradaha,xawaaladaha,saldhigyada booliska,iskuulada,jaamacadaha,hotelada,shirkadaha diyaaradaha,iyo ciwaanada meelo si gaar ah loo leeyahey.
Buugan ayaa agaasimaha shirkadda Najax Bashiir Axmed SHeekh waxa uu sheegey in ay ka shaqeynayeen ilaa labo...
Gudoomiyaha maxkamadda sare Ceydiid Ilkaxanaf ayaa diidey kuna tilmaamey sharci darro xilka qaadistii uu shaley ku sameeyey Xasan SHeekh Maxamuud isagoo gudoomiye Ilkaxanaf sheegey in madaxweynuhu uusan awood sharci u laheyn xilka qaadista xubin kamid ah golaha adeega garsoorka.
Ilkaxanaf ayaa sidoo kale cuskadey qodobo dastuuri ah oo qeexaya habka...
Wasiirka Wasaarada Maaliyadda Xukuumadda Somalia, Maxamed Aadan Ibraahim Farkeeti ayaa xalay ka qayb galay Dood ay soo qaban Qaabisay wasaarada dhalinyarada & isboortiga oo looga hadlayey sida ugu habboon ee dhallinyaradu shaqo looga abuuri karo, si looga hor-taga tahriibka iyo shaqo la’aanta baahsan ee dalka ka jirta.
Wasiirka ayaa waxaa...
Ugu yaraan 10-qof ayaa u dhintay cudurka shubanka oo ka dillaacay Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose, kuwaasoo isugu jiray Dad waa-weyn iyo carruur.
Guddoomiyaha degmada Baraawe, Xuseen Barre oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in cudurkan uu ka dillaacay degmada 25-kii bishii Abriil, Isbitaalka Degmadana la keenayo maalin...
Kulankii Golaha Wasiirrada Xukuumada Somalia ay ku yeesheen maanta Muqdisho oo uu shir guddoominayay RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali ayaa looga hadlay qodobo dhawr ah oo ay ka mid ahaayeen; hawl-gallada dhanka ka ah Al-shabaab iyo xog-ururin ku saabsan sahminta Shidaalka Soomaaliya.
Waxaa ugu horreyn kulanka warbixin looga dhageystay Wasaarada...
Wasiirka Amniga Puntland, Cabdi Xirsi Qarjab, ayaa ku dhaawacmay maanta Is-rasaasayn dhex-martay ilaalada Taliyeyaasha ciidamada Birmad-ka iyo Booliiska Puntland, kuwaaso ku dagaallamay goob ay ka socotay tira-koob ciidan.
Dagaalkaan, ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay sagaal Askari oo ka mid ah ciidamada labada taliye Af-gaduud iyo Af-dalow oo kala Hoggamiya...

















